Daawo SAWIRO..Garabka Haweenka ee TALO IYO TAAWFIIQ oo kulan balaadhan ku yeeshay London,Tageerayna Xisbiga WADDANI

image

IMG_1100

 

 

 

 IMG_0964 IMG_0973 IMG_0984 IMG_0991 IMG_0992 IMG_0995 IMG_0997 IMG_0999 IMG_1000 IMG_1004 IMG_1005 IMG_1006 IMG_1007 IMG_1009 IMG_1011 IMG_1013 IMG_1027 IMG_1036 IMG_1041 IMG_1047 IMG_1053 IMG_1054 IMG_1056 IMG_1060 IMG_1062 IMG_1063 IMG_1078 IMG_1082 IMG_1087 IMG_1090 IMG_1092 IMG_1094 IMG_1098 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Shirweyne aad u balaadhan oo ka dhacay Bariga  London oo ay Qaban-qaabiyeen garabka Haweenka ee Tallo iyo Taawfiiq ,Kulanka oo ay joog-joog ka ahaayeen  Gudoomiyaha Garabka Haweenka Tallo iyo Tawfiiq Marwo Faysa Faarax Suusle ,Gudoomiye ku xigeenka Xarakaad  Caare. 2. Khasnajiga. Caasha  Ibraahim 3. Afhayeenka  Caasha Cawad iyo Haween kale oo aad u fara badan oo kalsoo kala kicitimay dhamaan daafaha dalkan Ingiriiska.

 

Kulanaka oo ujeedadiisu ahayd sidii loo der-der galin lahaa dhamaan horumarka degaamada ay degaan Beesha Talo iyo Tawfiif,Waxayna doonayaan inay wax ka qabtaan dhinacyadda caafimaadka,Waxbarashada iyo horumarka degaamada balaadhan ee ay degaan Talo iyo Tawfiiq. Haween fara badan oo madasha ka hadlay aayaa dhamaantood aad ugu mahadceliyey kulanka noocan oo kale ah iyo sida losoo abaabulay.Ugu danbeyntii gudida Haweenka oo hadalo kasoo jeediyey ayaa ka hadlay ujeedada iyo Taageeradda Xisbiga Waddani oo ay sheegeen waxay la garab taagan yihiin sidii xisbigu uu dalka u hogaamin lahaa. Waxa uu kusoo dhamaaday Guul iyo Horumar.

Salaanmedia/London