DAAWO SAWIRO… XAFLAD AAD UU BALAADHAN WASIIRKII HORE EE DOWLADII RIYAALE KUNA SOO BIRAY XISBIGA WADDANI MUDANE AHMED ALI SHIRE EE LONDON.

WAXAA LONDON LOOGU SAMEEYAY XAFLAD AAD UU BALAADHAN WASIIRKII HORE EE DOWLADII RIYAALE KUNA SOO BIRAY XISBIGA WADDANI MUDANE AHMED ALI SHIRE

4

 

 

 

 

 

 

Waxaa habeenki sabtidii xaflad aad uu balaadhan loogu samayeey xafada North London wasiirkii hore ee cafimaadka Somaliland Axmed Ali Shire oo ku soo biray dhawaan xisbiga Waddani xafladaas oo ahyiid xaflad aad loo soo agaasimay ayaa wax ka soo qayib galay marti sharaf kale oo aad u badan iyo lamaha UK ee xisbiga Waddani, waxa isna halkas marti ku aha Xuseen Aadan ( Xuseen Aasad). Waxaana gobtaas sii fican ugu hadlay kuna soo dhaweeyay marti sharafta Gudoomiyaha xisbiga Waddani UK Xuseen Aaden Cade iyo gudida fulinta xisbiga iyo laamaha UK, oo iyagu ku dheraaday sida aay ugu faraxsan yihiin iin xubin aad uu culus kana tirsaanaa xisbigi UDUB  aay cawa halkan kus oo dhaweeyan isaga oo  ka mida manta xisbiga Waddani ayina ku tusayiso sida xawliga ah ee loogu soo qulqulaayo xisbiga Waddani.

 6

 

 

 

 

 

 

Waxa isna halka hadal aad uu dheer ka jeediyay Xuseen Asad oo UK dib ugu soo labtay, kas oo isna ku dheraday in aay muhum tahay in sanadkan uu noqdo sanadkii ay xisbiga Waddani ku gulayisan lahayeen dorashada soo socota ee 2015, waxa ugu danbayintii hadal aad uu dher ka jeediyay gobtaas mudane Axmed Ali Shire o ka waramay marxalada uu dalki maraayo iyo sida uu dalku ugu bahanyahay isbadal dag daga, waxa uu mahad naq uu soo jediyay jaliyada Xisbiga Waddani UK sida sharafta leh ee ay ugu soo dhawayeen London.

 

 

Afhayeenka iyo diiwaangeliyaha xisbiga waddani UK

khalid ahmed osman

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10