Dawladda Siilaanyo Waxaan Leeyahay Dan Iyo Duco Dugsiyada Ay Dhisayaan Waa Doorkii Dawlladda Oo La Waayay

 

MAQAALHadii Dayaxa La Waayo Xidigaha Ayaa Lagu Gudaa
Dawladnimaddu Waxay U Taagan Tahay Nabadgelayadda Iyo Adeegayadda  Bulshadda Sida Dhisidda Dugsiyadda Iyo Wadooyin Xarumaha Caafimaadka Iwm
Hadaba Intii Xukumada Kulmiye Talada Dalka Qabatay Shacabka S.land Waxay Dib Ugu Noqdeen Nadaamkii Beelaha Waxayna Beel Waliba Qabsatay Shir Beeleed Ay Qodobo Kasoo Baxeen Shirar Beelaadyadaana Waxa Mid Walba Ka Soo Baxay Sedex Qodob Oo Kala Ah 
1 Gudi Metesha Beesha
2 Horuumarita Deegaanka
3Ilaalinta Iyi Adkaynata Nabadgelyadda Iyo Wada Noolaanshaha Bulshada Walaalaha Ah Ee Reer Somaliland
Hadaba Waxa Su.aasha Iswaydiinta Mudani Tahay Maxaa Sababay Shirarkan Iyo Qodobadan Laga Soo Saarayba Waxa Weeye Hadii Dayaxa La Waayo Xidigaha Ayaa Lagu Gudaa Waxan Cad In BUulshadu Ka Quusteen Hogaamintii Xukumada
Dabadeena Iyagoo Werwer Ka Qaba Arimahaasa Ay Sababtay In Bulshadu Isku Tashato oo Ay Iskood Wax Uqabsadaan


Marka Arkeen In Ay Dawladu Doorkeedii Gabtay
Tusaale Hadaan Usoo Qaato GUdida Dan Iyo Duco Waxay Dhiseen Laba School Oo Ku Kala Yaala Dubur Iyo Dacar Budhuq Waxaan Ku Baxaday Lacag Dhan Hal Miylyan oo Dolar
Hadaba Markii Uu Muuqday Waxa Qabadki Gudida Dan Iyo Duco Ayaa Waxa Dhacday In Ay Xukumaddu Tidhi Waxaanu Ku Daraynaa labada School Qadar Lacaga Oo Dhan 100.000 Kun Oo Dolar Balse Waxa Lacagtaas Ku Xidhan Sharddi Ah Inaad Taageertaan Xisbiga Kulmiye Iyo Musharaxnimada Siilaanyo


Taas oo Ay Meel Adag Iska Taageen Odayaashii Dan Iyo Duco Isla Markaana Diideen Hadab Waxan Halakan Habalyo Uga Dirayaa Odayaasha Dan Iyo Duco Sidoo Kale Waxaan Halakan Ku Cambaraynayaa Macaan Jecesha Iyo Masuuliyiinta G/saaxil oo Uu Kaw Kayahay Maareeyaha Dekedda Iyo Mid Layidhi Waa Maareyaha Haamaha oo Imika Reer Berbera Noqday Horay Se Aan Loo Aqoon 
Waxanan Maana Halkan Kusoo Gudbinayaa Magac Cusub Oo La Xidhiidha Maareeyaha  Haamaha Berbera Waxanan U Bixiyay Salebaan Roob LLa Dhac
Sidoo Kale Iyadoo Xukumad Gabtay Shaqadeedii Hadan Waxay Ku Darsatay Inay Dhagax Iyi Kamaraddo La La Hoos Cararto Dhismayaasha Ay Guddi Beeleedyaddu Dhiseen Si Ay Isugu Sawirto Oo Ay Utidhaahddo Waa Waxqabadkii Aan Gaadhnay Intii Aanu Talada Haynay
by Saleebaan Ibraahin Maxamuud
Qalin Ku Difaac Gruop