Dood Furan- Siyaasadi Ma Run baa Mise Waa Been?

Cabdilaahi Xasan Mataan
Cabdilaahi Xasan Mataan

Bismilaahi raxmaani raxiim,Bulshooy marka hore salaan iga gudooma,marka xigtana waxaad ila wadaagtaan kalmada? SIYAASAD?

Hadaad daawato TV yada,hadaad tagto fadhi ku dirirka iyo hadiiba aad akhrido Website-yada waxay ishaada iyo dhagtaaduba la kowsanayaan kalmada SIYAASAD!

hadaba waxa iswaydiinle tolow Siyaasadi waa maxay?ma run sheegidbaa??mise waa beensheegid?.
Ma khiyaamaa?,mise waa daacadnimo?ma wax la arko oo la qariyaa? Mise waa wax aan la aqoon oo la soo kordhiyo?

Fadlan adiga oo ii faa’iidaynaya Su’aalahan ka jawaab,waxaanad isku daydaa in aad aqoontaada sare waxyar iiga darto,islamarkaana
Adiga oo ku soo dhawaanaaya KALMADA SIYAASAD MACNAHEEDA,ama ah qof ku taqaqusay SIYAASADA,tolow Siyaasadi xagay ka timi ma xaga Gaalada mise xaga Islaamka.
Allaa mahadle
togdheer2000@hotmail.com
Abdilahi Hassan Mataan