Fariin ku socota shicibka Somaliland RRU da ha la iska celiyo by Abdi Mustafe

MAQAAL
Gabay Hadraawi lahaa:
Dus-dus bay ku dheregtee hadaan daalku dheeraan
Jana nada dur-duurtaa hadaan daadku soo qubin
Aqlada derbiga dheer hadaan daaqad laga gelin
Hadaan shaashka derejada dala caada laga nixin
 
Shicibku haduu wax iska celin waayo inay cabtaan xaq uuma laha.
Waxaan uuga socdaa RRU da dadka saqda dhexe u soo dhacda sow nin walba aqalkiisa lama yaqaan. Hadaba hadaan nin wal oo RRU gurigiisa dagaal lagu qaadin oo aan dhagax lala dhicin ama gas iyo kabriid lagu qaban weligoodna shicibka ixtiraami maayaan kana biqi maayaan. Arin sahal ah oo dadku gacan tooda wax kaga qabaan karaan ayaa sanado laga calaacalayaa. Shicibku waa kuwii madaafiicdii faqashta iska celiyey ee ma waxaanay iska joojin kareyn dad tiro yar oo iyaga ku dhex nool. Weynnu ognay hadii mid qudha oo RRU da ka tirsan gurigiisa goor habeen nima ah shicib gadood sani dagaal ku qaadaan RRU da oo dhami wey baqan lahaayeen.  RRU da waxa Xukuma Silaanyo oo ay ka amar qaataan.
Shicibku shaani iyo dhagax iy dab ha u adeeg sadaan guryaha RRU da iyagaa dan u yaaci  hadii kale cabatin aan wax ba tarayn ha la joojiyo oo dhirbaaxadaa quudheed shicibku ha dugsadaan oo baqahaa ha ku noolaadaan.