Guul Daradda Ku Dhacdday Xildhibaan Maxamed Marroof oo Ah Xildhibaankii Keenay Citiraafkii Sheffield Waxay Ka Turjumaysaa In Haddii Siilanyo Uu Citraafka Keenona Inaan Ciddi Dooranayni Inbox x

MAQAAL

Xildibaan Maxamed Maroof Oo Ahaa Xildhibaan Dad Badan Oo Reer S/land-na Quluubtoodda Ruxay Isla Markaana Keenay Wuxuu Ugu Magac Daray Citiraafka Golaha Deegaanka Sheffield Ay Ufidiyeen Jamuuriyadda S/land Ayaa Waxa Ay Warbaahintu Soo Tebisay Inuu Waayay Kursigiisii Golaha Deegaanka Ee Magaladda Sheffield Isla Markaana uu La Hogoogtaya Guuldarro aan Caadi Ahayn Hadaba
Qodobka Faalada Iyo Is Dultaaga Ubaahani Waxa Weeye Xildhiban Maroof Waxa uu Taageerro Laxaad Leh Ka Filaayay Dadka Reer S/land Ee Ku Dhaqan Degmadaasi oo Uu Abaal Wayn Ku Lahaa
Manay Dhicin Arintasi ee Waxa Uu Mr Maroof La Hagoogtay Guuldaro oo Cod Ay Siiyaan Daayoo Waxay Umuuqataa Inay Galaafteen Kursigiisii Hadab Hadaad Si Dhaba Isu Dul Taagto Arintana Mucjisada Ah Ee La Kulanatay Xildhibaan Maroof Waxay Kuu Xaqiijinaysaa In Hadii uu Xitaa Imika M/weyne Siilaanyo Citiraaf Dhabah Aan Cidi Dooranayni Iyadoo Taas Macnaheeddu Aanay Ahayn Inaanay Shacbku Citiraf Rabin Balse Ay Macnaheedu Tahay In Dalka-ba Laga Qancay Markii uu Talada Qabtay M/weynaha Hada Talada Hayaa Oo Dhabarka Ka Jebiyay Shuruucdii Qaranka Iyo Dawladnimadiiba Hadaba Hadaynu Tusaale Kale Soo Qaadano Xildhibaan Maroof Waxa Uu Iska Sharixi Jiray Xisbiga Somalidu Aadka Ugu Codayso Ee Loo Yaqaano Xisbiga Shaqaalah Taasina Waa Calaamad Labaad Oo Muujinaysa Inaanu Xisbiga Kulmiye Maanata Helayn Wax Taageero Ah Ama Cod Ah

By Sacad Cali Kaahin Raamalay Sacad Plucky
Qalin Ku Difaac Group