HAMBALYO MEHER.Mukhtar Mohamoud Faarax (dhufuluq) & Farax Abdi Caydiid oo meherkoodu Sheffield UK ka dhacay maanta 20.6.14.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

6

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxay Hambalyo iyo boogaadin aan lasoo koobi karin u dirayna dhamaan dhalinyaro aad u fara badan oo aan magacyadooda halkan lagu soo koobi karin waxay Hambalyo u dirayaan Meherka 

Mukhtar Mohamoud (dhufuluq) & Farax Abdi Caydiid  oo Meherkoodu ka dhacay magaaladda  Sheffield ee Cariga Ingiriiska maanta oo ah 20.6.14 Jimce.
WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA IN UU KADHIGO KUWII ISKU WAARA UBAD KHAYRQABA KALA HELA
kuna waara farxad iyo caafimaad. Ameen Ameen.Gaar ahaa mareegta Salaanmedia ayaa salaan gaara u diraysa Meherka .

 

10418342_777586312272361_297454890684311752_n

1 2 3 4 5
8 10 11 12