(HESHIISINTU WAA HORUMARKA BULSHO) (IS QABADKU WAA IS FAHAN DHAB AH)

 maqaal

(HESHIISINTU WAA HORUMARKA BULSHO)
(IS QABADKU WAA IS FAHAN DHAB AH)

waxaan soo dhawaynayaa heshiskii laga gaaray khilaafkii khalkhalka ku abuuray jamhuuriyada somaliland ee u dhaxeeyay xisbul xaakimka kulmiye,

waxaan hanbalyo iyo bogaadin udirayaa guurtidii sida wayn uga hawlgashay khilaafkii ka dhex dhashay xisbiga kulmiye ee kusoo dabalay heshisin ay dhex dhigeen labadii garab ee is hayay, waxaan leeyahay dalkan waxuu ku dhisan yahay guurti, guurtida waa qaran dhisaha dalkan jamhuuriyada somaliland,

anigoo ah madaxwaynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland waxaa dardaaran adag usoo jeedinayaa xisbiga kulmiye oo aan leeyahay isku dubnaada oo yaanan la idinka faa idaysan kolay isqabadka waxbaa laga faa’idaa, waxaad ka faa’ideena waad garanaysaan intii yarayd ee uu jiray khilaafka kulmiye.
waxaan kaloo oran lahaa war labada kornayl hala ogaado intaasan hadalkayga kusoo gunaanadayaa.

F presedint|: mohamed osman haji
email.awaadan5@hotmail.com