Kala Garo,Dad,Dal,Xusbi Iyo Dan!

Jawaab: Cabdilaahi Xasan Mataan
Jawaab: Cabdilaahi Xasan Mataan

Gar-Adag waxay u baahantay TAAGEERO,Gabiiley  waxay u baahantay HIIL,Berberi waxay u baahantay DARYEEL,Ceerigaabo waxay u baahantay DAACADNIMO,Togdheer waxay u baahantay DULQAAD,Boorame wuxu u baahanyey ABAAL GUD,Laascaanood waxay u baahantahay AFGARAD,Buuhoodle wuxu u baahanyey OODWEYNE,Salaxlay waxay u baahantahay SALAAN,Baligubadle wuxu u baahanyahay GARNAQSI,Oodweyne wuxu u baahanyey DA-DAAL,Saylac waxay u baahantahay SASABO.

Intaa hadaynu isla garanay KULMIYE wuxu u baahanyey KARAYN,Ucid wuxu u baahanyey KOOL-KOOLIN,Wadani wuxu u baahanyey KURSIGA.

Allaa Mahadle
togdheer2000@hotmail.com
Abdilahi Hassan Mataan