Lacagtii wadada Ceergaabo ma waxa lagu galay kaambayn Kulmiye dhexdiisa.

unnamed

Lacagtii wada ceergaabo ma waxa lagu galay kaanban kulmiye dhexdiisa

qalinkii wada arin

sidan ka warqabno waxan malmahan soo ifbaxayay fadeexado is daba jooga  iyo  khilaaf baladhan  oo ka dhex bilaabmay  xukumadIi aan dalka uu dooranay iyo xisbigii ay ka soo baxday  ee kulmiye waxaad mooda  kaanbaynkii xukumadu ugu jirtay  waddada  ceerigaabo  inuu isu badalay kaanbayn ay kula  jirto  xisbiga kulmiye iyo mujaahid muuse bixii ,

hadaba waxan maanta is waydiinayaa anigoo ka turjumaya  aragtida  bulshada reer sanaag in lacagtii  waddada ceerigabo ee lasoo  ururiyay 18 may ee  ay  waftiyada  badani uu  baxeen dalka dabadiisa in loo adegsanayo kaambaynka  xukuumadu kula jirto  hogaanka xisbiga kulmiye

sababto oo ah waxaan ilaa iyo hada  bulshada loo soo bandhigin  lacagtii qadhaanka qurba joogta  iyo cadadka rasmiga ah ee uu soo ururay  waddada  ceerigaabo  taaso mujinaysa  in  lamusmaasuqi karo  dhaqaalihii soo uruuray

 

ugu dabayntii  waxaan ka  codsanaynaa  xukumadaa  oo  gadh wadaynka uyahay  mudane  siilanyo iyo guddida   wadooyinka  ee uu gudoomiyaha uu  yahay  wasiir  xirsi cali xaaji.xasan ina bulshadaa  si deg deg ah ugu soo  bandhitaan  dhaqaalihii  lasoo uruuray

hoosna  udhigatan danaha gaarkaa ah  ee dhaxdiina  soona horumarisan  danta  qaranka

ALAAH  MAHAD LEEH