Madaxwaynaha Jamahuriyada Somaliland Waxa Uu Tacsi U Diraya Alle Ha U Naxaristee Qoyskii Iyo Qarabadii U Kabaxay Marxuun Ahmed Xuseen Kooshin

image

Madaxwaynaha Jamahuriyada Somaliland Waxa Uu Tacsi U Diraya Alle Ha U Naxaristee Qoyskii Iyo Qarabadii U Kabaxay Marxuun Ahmed Xuseen Kooshin

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Ganacsatada Dalka, Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka baxay Ganacsade Axmed Xuseen Kooshin oo ku geeriyooday 21.06.2014 Magaalada Gabiley.

 

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ku tilmaamay Ganacsade Dalka ka baxay door mihiimana ku lahaa dib u dhiskiisi iyo nabadayntii beelaha Somaliland wada dega.

 

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ganacsatadii, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ha ka siiyo.

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.