MAGACAABISTA GUDI QABAN QAABO SHIRWEYNAHA BEESHA CIIDAGALE EE UK

MAGACAABISTA GUDI QABAN QAABO SHIRWEYNAHA BEESHA CIIDAGALE EE UK
OGEYSIIS


Walaallayaal waxaa la joogaa wakhtigii uu dhici lahaa shirweynihii beesha
ee dalkan ingiriiska oo aynu ku dooran doono gudi cusub oo beeshu yeelato,                    
iyadoo xilku yahay qori isu dhiib qofwalbana uu ka sii ambo
qaado halkii kuwii ka horeeyey dhigeen.
Markaa waxaan halkan ku shaacinayaa magacyada gudidda qabanqaabadda 
shirweynaha iyo soo xulista xubnaha beesha metali doona mustaqbalka sidii aynu ku heshiinay kulankeenii udanbeeyey ee dhacay 23/5/14 kana dhacay galbeedka London.
Shirweynahuna wuxuu dhici doono bishan 21/06/14 goobta uu ka dhacayana 
dibaanu ka soo sheegi doono wiigan insha allaah.
 
Xubnaha gudidda qaban qaabada shirka 
 
1) Deeq cabdi digaale —- Bolton
2) Cabdilaahi xasan maxammed — Sheffield
3) Cabdi cabdilaahi mooge —- London
4) Cabdi qaadir cali baraar — Bristol
5) Mustafe cabdilaahi ismaaciil — London
6) Daahir ismaciil xaaji aden —Birmingham
7) Maxamed cabdi oomaar—London
8) Cabdi salaam sh axmed ali — London
9) Mawliid axmed iidaan — London
10) Amina xaashi guuleed — London
11) Sahra ismaciil xasan — London
12) Fardowsa aden koodbuur — London
13) Ifrah maxamed baaruud — London
14) Hodan sultaan rashiid — London
15) Foosiya cismaan cawaale — London
 
Wa bilaahi tawfiiq
 
ABOKOR MOHAMMED SHUKRI
GUDOOMIYAHA BEESHA CIIDAGALE EE UK