Maqaal…(DIFAAC DALKAAGA HOOYO)

(DIFAAC DALKAAGA HOOYO)

maqaal

Anigoo ah madaxwaynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland waxaan hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin u driyaa ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland oo ah amni & xuduud sugaha dalkan jamhuuriyada somaliland, waxaan leeyahay hadaanu nahay madaxda maanta iyo kuwa mustaqbalkaba noqda cabsi galiyaha cadawga jamhuuriyada somaliland, madaxdiina iyo shacabkiinana way idin garab taagan yihin waxaan kaloo idin rajaynaynaa guul guul guul.

waxaan kaloo bogaadinayaa madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland axmed maxamed maxamud silanyo iyo labada aqal ee guurtida iyo wakiilada iyo sedexda xisbi qaran ee isku raacay in maanta meel looga soo wada jeesto difaac qaranka jamhuuriyada somaliland iyo sugida xuduudaha dalka.

shacabkuna ha u diyaar garoobaan is barbar taaga ciidankooda iyo madaxdooda.

F’presedint: mohamed osman haji
email awaadan5@hotmail.com