Muddo Kordhin Siilaanyo Loo Sameeyaa Waa Mid Aan Dhacayn Sababahan Awgood Inbox x

maqaal

Waxa Ayaamahan Dhegahayga Ka Badatay Muddo Kordhin Iyo Hadal Haynteedda
Waxana Aan Hoos u eegay Melefka Mudane Siilaanyo Waxaana Kasoo Baxay Arimahan
1 Markaan Arkay Itaal Daradda Xukumadiisa
2 Markaan Arkay Amankaaga Umadda Haysta
3 Markaan Arkay Shacabka Gar Iyo Mag La.aanta Police-ka Loogu Fasaxay
4 Markaan Arkay Dhaawaca uu ugaystay Shuruucdda Dalka
5 Markaan Ogaaday In Xasan Sh Maxamuud Telephon Kula Soo Hadlay Maalintii Taleex
6 Markuu Cadaystay eex Iyo Qaraaba Kiil Aan Geed Loogu Soo Gaban
7 Markaan Arkay Inuu Islaammo Iyo Inammo Yar Yar Arimihii Dalka Gacanta Ugeliyay
8 Markuu Inkiray Wixii Rag Iyo Rabi ba Ay Isku Ogaayeen
9 Markaan Arkay Musuqa Iyo Maal Urursigiisa 
10 Markaan Xaqiijiyay Digteetar Nimaddiisa
11 Markaan Intaas oo Arimood Iyo In Kasii Badan Oo Aan Qalinka Idinkaga Waraabin Doono Inasha Allah 
Muddo Kordhin Siilaanyo Loo Sameeyaa Waa Mid Aan Dhacayn

by Sacad Cali Kahin plucky
Qalin Ku Difaac Group