(MUUSOW MADAXWAYNAHA MUSTAQBALKAAAD WAX LA QAYBSAN DOONTAA)

(MUUSOW MADAXWAYNAHA MUSTAQBALKAAAD WAX LA QAYBSAN DOONTAA)
maqaal

sidaynu ogsoonahay Gudoomiye muuse biixi cabdi oo ah mujaahid taariikh ku leh dalkan & dadkan lagaranayo waxa uu gudo iyo waxuu galo oo ayno oran karno waa geesi damacisa siyadeed ku cabira hadba xalada dalka uu marayo ayaa waxuu katanaasulay musharaxnimadii xisbul xaakimka kulmiye.
ka madaxwaynu mustaqbal ahaan waan soo dhawaynayaa go’aanka geesinimada leh ee uu ku dhaqaaqay gudoomiye muuse biixi cabdi waxanan leeyahay gudomiye waqtigaga wuu iman,

F:Presedint: mohamed osman haji
email:awaadan5@hotmail.comÂ