Ogeysiis….Dhamaan waxa la ogaysiinayaa beelwaynta HY UK in ay Isugu yimaadaan shir balaadhan oo ujeedadiisu tahay Dardargalinta & horumarinta hawlaha reerka Iyo xogwaraysi

OGAYSIIS-OGAYSIIS-OGAYSIIS.

OGEYSIIS

Dhamaan waxa la ogaysiinayaa beelwaynta HY UK in ay Isugu yimaadaan shir balaadhan oo ujeedadiisu tahay Dardargalinta & horumarinta hawlaha reerka Iyo xogwaraysi. Shirkaas oo Daba soda shirkii qabsoomay 20/04/14 balantuna ahayd in shir Kaloo balaadhan la Isugu yimaad hadii Allah awooda lihi ogolaado.sidaa dartee waxa dhamaan HY la ogayasiinayaa in shirkaas si mugleh looga soo qayb galo. Shirkaasi Wuxu qabsoomayaa maalinta Sabtida 07/06/14 wakhtiga Uk 14-21.00 hadii Ilaahay yidhaahdo goobtuna waa.
Time : 14 -21.00 
Venue: 
Aneurin Bevan House
81~91 Commercial 
Road
E1 1RD
Wixii faahfaahina dheeraad kala xidhiidh.

Gudoomiyah HY UK 
Muj Casayr C/Qaadir Faarax.
07960 785666, 07903 762339.