Russia Diyaradaha Dagaalka Ee Sukhoi (Su-24) Jet Usoo Diray Dawlada Iraq

image

SM.. 29 june Dawalada Wadanka Russia oo kafaidaysanaysa Cadadiska ay Washington sartay dawlada raysal wasare Nuuri Al Maaliki unuu kusoo dhiso dawlad loo dhan yahay hadii kale is casilo ayaa usoo dirtay diyarahada dagaalka ee Su-24 jet kuwasoo ay ugu tala gashay inay iska difacdo jabhada ISIS.

 

Russia ayaa u muuqdo inuu dano dhaqaale iyo mid siyasadeedba ka raadinayo Bagdad si uu meesha uga saro Kutiirsananta iyo isku halaynta ay dawlada iraq isku halaysay dawlada maraykanka.

Salaanmedia/Hargaysa