Sanad guuradii 5aad ee ka soo wareegtay markii la bilaabay barnaamijk​a Arrimaha Bulshada ee ka baxa TVga Universal. Dabaal-deg​a ayaa si too

Universal-TV 1
Maalinta Sabtida ee taariikhdu ku beegan tahay 7da bisha June 2014ka ayaa waxaa loo dabaal-degayaa sanad guuradii 5aad ee ka soo wareegtay markii la bilaabay barnaamijka Arrimaha Bulshada ee ka baxa TVga Universal. 
Dabaal-dega ayaa si toos ah looga daawan doono TVga Universal marka ay tahay 10:00pm fiidnimo ee waqtiga UK ahna 12:00am habeenimo ee Geeska Afrika. 
Waxaana barnaamijka ka qeyb qaadan doona qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo kala jooga Qaaraddaha Adduunka ee kala soco: www.tvuniversal.net 
Waxa aad fadlan nala wadaagtaa wixii fikir iyo fariin ah oo aad ku soo diri kartid Iimeelkeena: a.hafid@tvuniversal.net ama FACEBOOK: Arrimaha Bulshada ee sidaas iyo xiriir wacan, INSHA’ALLAH. Mahadsanidiin
Abdihafid Mahamud Jama