Sheekaba Sheekay Keentaayae Caawana Akhriste Bal Igala Dhugo Sheekaddan Xiisaa Badan Iyo Biyo Dhaceeda

maqaal

Sheekaba Sheekay Keentaayae Caawana Akhriste Bal Igala Dhugo Sheekaddan Xiisaa Badan Iyo Biyo Dhaceeda


Waxa Beri Beryaha Kamida Meel Wada Joogay Laba Wadad Isla Markaana Labada Wadaad Ama Labadan Sheikh Mikood Ayaa Ah Nin Ehellu Fiqiya Amma Ah Nin Axkaamata Yaqaana Kakalena Waa Wadaad Qalin Duure Oo Waxa uu Xafidsanyahay Kitaabka Shalaadka Oo Qudha Waxana Deegaanka Laga Ixtiraamaa Oo Laga Citiraafanayaha Wadaadkan Bilaa Cilmiga Ah Ee Isagu Shalaadka Uun U Qaada Marka Reeruu Allabariga Amma Ducadda Dhigaan oo Waa Wadaad Cod Wanaagsan Marka Uu Qasiidada Shalaadka Ah Ku Dhufto Ayay Shinbiruu Istaagaan Hadaba Waxa Wadaadkii Kale ee Fiqiga Yaanay Ku Dhacay Niyad Jab
Wuxuu Sameeyaba Wuu Garan Waayay Dabeed Maalintii Dambe Ayuu Yidhi Waar Kan Kutubta Isaga Qaad oo Iska Daba Soco Maalin uun Baad Jaanis Ka Heli Doontaaye 
Wuxuu Siddii Ahaadaba oo Uu Kutubta Xanbaarsanaadaba 
Maaliii Dambe Ayaa Deegaankii Waxa Ku Dhintay Nin Dabeed Waxa Loo Yeedhay Shiikhii Degaanka Oo Layidhi Uyeedha Haku Tukuddo Maydkee Markii Uu Goobtii Soo Gaadhay Oo Hilbii La Maydhay
Ayaa Loosoo Qaaday Xagii Xabaasha Amma Qabriga Waa La Dul Dhigay Dabeed Waxa La Damcay In Lagu Tukaddo Salaatul Jinaasadii 


Wadaadkii Ayaa Dadkii Ku Yidhi Waar Waysaysa Aynu Maydka Ku Tukunee Waa La Wadda Waysaystay
Kadib Salaadii Ayuu Galay Shiekhii Oo Wuxuu Ku Bilaabay Faataxadii Dabeedna Waxa Uu Yidhi Allahu Akabar Inuu Rukuucay Wadaadkii Cilmiga Lahaa Oo Safaka Dambe Ku Jira Ayaa Yidhi Dee Rukuuc-day Meel Ku Sujuud Mayd-baa Ku Horyaalee
Halkaas Ayuu Ku Fashilmay Shekhii Mudada Dheer Dadka Wadaadka U Ahaa Isla Markiiba Waxa Maydkii Ku Tukaday Shiekhii Cilmiga Lahaa Oo Dadkii Kuyidhi Waxaynu Ku Tukananaa Jinaso Oo Jinaasaddu Waa Rag
Salaadda Jinaasaddu Waa 4Afar Takbiirood Takbiirta Hore Waxaynu Akhriyaynaa All-xamdu Amma Faataxo 
Takbiirta Labaadna Waxaynu Akhriyaynaa Saliga Nebega SCW Takbiirta Sadexaadna Waxaynu U Ducaynaynaa Marxuumka Takbiirta Afraadna Waynu Salaama Naqsanaynaa
Hadaba Sheekaddan Waxaan Caawa Ku Keenay Musharxnimadda Siilaanyo Iyo Mushkiladda Muuse Dhex Taala


by  Sacad Cali Kaahin [Sacad Plucky]
Qalin Ku Difaac Gruop