Siyaasi isku sheega Qabo caruur toodii la laayay ayuu xil xukuumada kaga helay

MAQAAL
Cajaayib …. Siyaasi isku sheega Qabo sow kii markii caroor tooda RRU du ay dhuunta xabad kala dhacday odhan jiray London baan Silaanyo maxkamad soo joojinayaa. (nin ina adeer kii doorsaday ilaah deraja deyn waa)
Qabo wuxuu noqday eygii caruurto intay ka xaystaan ku odhan jireen qabo qabo markay doonayaan in ay sakaaro ama bakayle ku diraan. iminka madaxtooyada ayaa Qabo soo ku soo dirtay madasha oo tidhi qabo qabo qabo sidii eyda.
Qabo sowkii intuu Hargiesa yimi xil ka doontay xukuumada ee la siiyey.
Ma Qabo oo dhiigii caruur tooda weydaar saday xil yar ayaa maanta madasha wada tashiga wax ka sheegi kara. Qabo waa nin aad u damiir xun oo xil ku radsaday caruurtii rasaasta lagu laayay. Waxaan Qabo u sheegayaa hadaad aflagaadada gudida madasha joojin weydo waxaad hurdada ka toosinaysaa walidkii iyo ehelkii caruurtii aad adeerka u ahayad ee aad ka door biday xil aan macno weyn ku fadhiyin. Taariikhdana waxaad ku gashay damiir laawe aan mabda’ lahayn oo sida kabta kii doonaaba gashado. Car iyadoo ciyaalku dunbuluq ku eryanayo yaan maalin dhow la arkin. Qabo raga nimo iyo dad nimo wey ka dheertay oo waa ninka caruur toodii oo la dilay xil ku doontay. Qabo waa nin aan wax qabsan karin oo risiq si fool xun ku raadiyay. Qabo bal aynnu sugno waxay madashu ku suntaan ama ku xukumaan..
by Abdi MustafeÂ