Tacsi:- Dhamaan Madaxdada Kala Duwan Ee Xisbiga Ucid Waxay Tacsi u Dirayaan Khadar Guun Geerida Ku timid Hooyadii Caasha Axamd (AHN)

image

Published: Jun 3, 2014
JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

 

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

لااله الاالله
انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي
(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/4223/2014 Date: 03/06/2014

UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Xisbiga Ucid; Guddoomiye Ku Xigeenada, Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Khadar Guun Afhayeenka Xisbiga Ucid Ee North America iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid HOOYADII MARXUUMAD Caasha Axmad Muxumad oo Shalay Ku Geeriyootey Magaalada Hargeysa

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII IYO QARAABADII Ay uu marxuumadu ka baxday.

Aamiin Aamiin Aamiin

 

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID

Yusuf Keyse Allahi