TACSI..INAALIKAAHI wa INAALIKAAHI raajicuun Maxamed Muraase

image

Anagoo ah dadka uu magacooda hoos ku qoran yahay, aadna uga tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee mohamed murase oo ku geeriyooday magaalada hargaisa sakaa 4tii subaxnimo , waxaan tacsi u diraynaa fuad mohamed murase qoyskii, eheladii, iyo asxaabtii . Waxaan Illaahay marxuumka uga baryaynaa inuu u danbi dhaafo, Jandii fardowsana geeyo, anaga dhamaanteena Illaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo. Aamiin.aamiin aamiin
انا لله وانا اليه راجعون
Waxaa tacsidaan diraya dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:
Abdifatax cisman qarshe
Abdilahi cisman qarshe
Deeg cabdi sanyare
Kariye adan x deriye
Abdikareem adan x deriye
Axmed jirde
Guleed dahir samatr
Abdilahe maxamod aw cabdi
Axmed ismacil karani
Axmed cisman wacys
Maxamed axmed cigal
Nasir cilme
Abukor bidhidh
Kayse cisman
Abdel xakiim yusuf ibrahin
Nasir yusuf ibrahin
Ahmed muse ismail
Rashid muse ismail
Mohamed haruun cige
Maxamed cisman dakhare
Axmed hasan
Saeed yusuf
Mukhtar ismaiil dete
Mukhtar cisman
Eid jamac maxmud
Jamac cali
Maxamed maxmud aw cabdi