UN Special Representative for Somalia appeals for end to hostilities in Lower Shabelle

United Nations Assistance Mission in Somalia 
UnitedNations1
UN Special Representative for Somalia appeals for end to hostilities in Lower Shabelle
  
Mogadishu, 9 June 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, expressed his deep concern as clan-based militias clashed in Lower Shabelle region of southern Somalia resulting in a number of casualties. 
“I call for an immediate end to hostilities. All parties must refrain from violent actions, make immediate efforts to de-escalate the situation and resolve their differences through peaceful dialogue and compromise.” 
“I welcome the efforts of the Prime Minister, Abdiweli Sheikh Ahmed to diffuse tensions and restore stability. I call on the parties to respect the Prime Minister’s call for an immediate cessation of hostilities and to cooperate fully with the ministerial delegation being sent to the area. The Somali people have suffered enough and know that no good can come from further violence and insecurity. We stand ready to support mediation efforts” said SRSG Kay.
Ends.
 
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan  Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM)
Faafin Deg-deg ah
War Saxaafadeed 25/2014
Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan Shabeelada Hoose
Muqdisho, 9 Juun 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay dagaal beeleedka ka socdo gobolka Shabeelada Hoose kaas oo sababay in tiro dad ah ay wax ku noqdaan.
“Waxaan ku baaqayaa in si deg-deg ah loo joojiyo colaada ka socoto halkaas. Waa in dhinacyada arrintu khuseysana ay ka joogsadaan falalka dagaalka, ayna si dhakhso leh u sameeyaan dadaal ay ku daminayaan xaaladda, kuna xallinayaan khilaafkooda, ayagoo u maraayo si nabad iyo isu-tanaasul ku dheehantahay.”
“Waxaan soo dhoweynayaa dadaalka uu sameeyay Ra’isul Wasaaraha, Cabdiweli Sheekh Axmed, kaas oo lagu daminaayo xasaradda halkaas ka taagan, laguna soo celinaayo xasiloonida. Waxaan ugu baaqayaa dhinacyada in ay ixtiraamaan baaqa ka soo yeeray Ra’isul Wasaaraha, kaas oo dalbanayo in colaada si deg-deg ah loo joojiyo loona hogaansanaado wafdiga wasiirada ah ee loo diray Gobolkass.  Dadka Soomaaliyeed in ku fulan ayey soo dhibtoodeen waxayna ogyihiin in wax wanaag ah aanay ka imaaneyn colaad iyo amni xumo hor leh oo hadda la galo. Waxaan diyaar u nahay in aan ka qeyb qaadano wixi dhexdhexaadin ah” ayuu yiri SRSG Kay.
Dhamaad
forward
Abdihfid  Mahamud 
UK London