Waa maanso la yadhaa ho waa maxay siyaasadi Waxay soo bax day 20 / 9 / 1999 ?

Waa  maanso   la  yadhaa  ho  waa  maxay  siyaasadi

Waxay  soo  bax  day     20 / 9 / 1999

MOHOLIN

WAXA  AAN  SALAAMAYAA  SALAAN  MEDIA

IYO  ASXAAB-TIISA

WAA  MAANSO  JAWAABA  OO  KU  SOCOTA

CABDILLAAHI. X. MATAAN

OO  SOO  BAXDAY  TAARIIKHDA  KU  XUSAN

XAGGA  SARE  BALSE  IMIKA  CABDILAAHI

INA  WEYDIIYAY.

 

Aan  bilaabo

Waa  maxay  siyaasadi

Shacab  koo  sukuun  moo  solan  iyo  abaar  iyo

Lagu  sedo  dhibaa  too  sayri  waa  yo  ruux  naba

Miyay  tahay  siyaasadi

Mise  waa  samaan  iyo  sulux  lagu  heshii  yiyo

Umma  doo  si  wada  jecel

 

Been  lagu  sasaba  iyo  seef  tii  gumaa  diyo

Saxal  iyo  wax  kala  dila  gawrac  sida  ugaa  dhoo

Ma  sadqee  caruur  taa  yay  tahay  siyaasadi

Mise  waa  run  saxan  iyo  saba  doogu  buu  xiyo

Caa fimaad    ku  seexdaa

 

Ma  qabyaalad  soociyo  qoqolo  la  sahan  shiyo

Sokee  yaha  coloobo  degdeg  laysu  seegoo

Mid  kastaa  si  gaariyo  yahay  soogan  kelidii

Miyay  tahay  siyaasadi

Mise  waa  sinaan  iyo  gacal  sida  jacayloo

Saamax  ugu  negaa  daa

 

Ma  sir  iyo  dhacniin  iyo  saqda  dhexe  is  boobiyo

Soodh  lagu  gabraar  too  caydh  loo  sunsuma  oo

Sabool  wada  ahaa  taa  yay  tahay  siyaasadi

Mise  waa  salaan  iyo  sifihii  islaam  kiyo

Saracoo  la  beroo  dhereg  ay  kasiman  too

Dad  ku  sikhi  ahaadaa

 

Ma  sagaashan  tuug  iyo  kuman  ay  samays  teen

Magic  yada  sirgacan  iyo baadi  sooc  u yeeloo

Saldhig  uu  ku  hooyoo  sabab  lagu  qadhaab  tiyo

Baryadaw  sancaday  baa  yay  tahay  siyaasadi

Mise  heerka  sara  iyo  waa  sanooyin  fara  badan

Tacliin  aad  u samir too  taaj  kii  adoo  sida

Qaran  kaaga  silic  iyo  saaqid  bawga  hiishaa

 

Siyaasadi  ma  been  baa  falka  iyo  ma  sixir  baa

Surimada  qaloo  ciyo  maseeraha  iblays  kaa

Ma  sifaha  magaaliyo  sirta  badaw  la  colabaa

Barashada  in  seeg  tiyo  saddex  bugle  jaahila

Sacab  kaw  garaac  daa

 

Sarif  kii  dilaal  iyo  sideedaba  ma  hadal  baa

Sawir  aan  la  garan  iyo  ma  wax  laga  sadqays  taa

Hayb  iyo  ma  sumad  baa  suuq  lagu  coloo  biyo

Aa khiro  ma  seeg  baa

 

Sunihiyo  (QURAAN ) kiyo  ma  xadiis  ka  sib  taa

Xaqiisii  nin  sugayuu  ugu  jiro  sibraar  qaar

Ma  laaluush  ka  siibaa

Sifaheed  xalaal  iyo  ma  wax  laysu  saxay  baa

Xaaraan  si  maw  tahay

Selladaha  dulmiga  iyo  ma  sariirta  cadaw  baa

Mar  miyay  samaan  iyo  sulux  iyo  heshiis  ta  hay

Dadka  seben  haleelee  taladood  sursuur  ta  hay

Ma  sag  saga  qariyaa

Seef  ta  iyo  gaashaan  labadaba  qof  kaan  sidan

Sahal  tii  u  jiidhaa

Sasabada  lugooya  ah sanqa  shada  iljebis  ka le

ma  ceeboo  dhan  sida  taa

ma  saaxiib  ka  maan  tiyo  beri  tii  ku  siray saa

labadaa saf weeyee midba siduu  u jecel yahay

haku  doonto  sahaydii .

 

maxamuud  cismaan  faarax  ( Mholin  )