Wasiir Warancade Xeerka uu Dabadda Ka Riixaayay Ayaamiihi Udambeeyay Waa Xeer Police-ka u Xalaalaynaaya Dhiiga Shacabka

MAQAAL

 

 

 

 

 

 

Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Mr Warancade oo Maalmihan
Ku Sugnaa Xarunta G/Togdheer ee Burco
Ayaa Waxa uu u olalaynaayay Isaga oo shirar u Qabanaayay
Madaxdhaqameedka Gobolka
Kana rabay Inay Saxeexaan xeer dhigaaya in wixii police-ku dillo Inaan Cidna loo RaacainHadaba Waxa Ayan Daro iyo Amankaaga ah Iyada oo Ay Jireen Dilal Soo Noqnoqday oo Ay In Boolisku ugaysteen Shacabka s/land
Dilalkaas oo Ahaa Kuwo Kasoo horjeedda Shjarciga Islaamka Iyo Qaynuunka ahba
Islamarkaan Ay Baaqyo Farabadan Kasoo Saareen Shacabka Reer S/land
Oo Ay Dawladda iyo Haayadaha Sharci Dejintaba ka Codsaden In Laga Soo Saaro Sharci XakamaynaayaDilalkaas Ay Boolisku u Gaystaan Dadka Shacabkaa
Aya Waxa Ayaan Daro Noqotay in Halkii Laga Sugaaya Sharci Xakameeya Dilalka
Ayaa Bedelkeedii Waxa Ay Dawladdu Wadaa Sharci Xalaalaynaaya Dhiiga Shacabka Hadaba aniga oo Itiraam u Hya Booliska iyo Ciidamada Sugida Amaankaba Waxaan U Baahanahay
1=POLICE Iyo Shacab Saaxiib Ah Oo Midaysan
2=Waxaynu Ubaahanahay Police Aan Xabad Wax Ku Xalin
3=Waxaynu Ubaahanahay boolis Haday Ka Fursan Waayan Xabad Aan Wax Dilin Isticmaala
Waxan Kaloo Dawladda Xasuusinayaa Sharcigii Dwaladii Siyaad Bare ee Uku Aadanaa Police=ka Uuu U Dhignaa Sidatan

1= Asakariga booliska ah Hadii Uu Naftiisa Ubaqo Inuu Qofka Ka Toogto Inta Ka Hoosaysa Labada Ruug Waana Lagau Tababari Jiray
Hadii Uu Askarigu Qofka Xabad Kaga Dhufto Inta Ka Saraysa Labada Ruug Waxa Uu Noqon Jiray Dambiile
Halka Maantay Ay Dawladeenu Tidhi Madaxaa Laga Tooganaya Qofkii Loo Baahdo Ama Booliska Ka Horyimaada Graba Ha Lahaadee
Waa Bilaahi Tawofiiq
By Saleebaan Ibraahim Maxamuud
Qalin Ku Difaac Gruop