Wasiirka Diinta iyo aw qaafta Soomaaliland oo sheegay in Maalinta Axadaa la soomayo, baadhitaan badan oo Ay sameeyeen

image
Hargaysa (SM)- Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Mudane Sheekh Khaliil Axmed Ayaa Sheegay In Ay Galabta Ilaa Caawa Ku Mashquulsanaayeen Sidii Ay U Soo Xaqiijin Lahaayeen In Ay Caawa Tahay Ramadaan Iyo In Kale .

 

Wasiirka Ayaa Intaasi Ku Daray In Ay Dadaal Badan Oo Ay Sameeyeen Ka Dib Ay Ogaadeen In Aanay Caawa Ahayn Ramadaan Isla Markaana Ay Maalinta Ku Xigta Oo Ah Maalinta Axadda Ay Noqon Doonto Maalinta Kowaad Ee Bisha Ramadaaan Ee Barakeesan .

Salaanmedia/Hargaysa