Ogeysiis… ka soo qayb gal shirweynaha gabdhaha Beesha Habar-yoonis oo London ka dhacaya.

Waxaa laydin ogeysinayaa in aad ka soo qayb gashaan shirweyne aad u balaadhan oo ay qabsanayaan gabdhaha Beesha Habar-yoonis .

 1815-216x115

Maalinta : Sabtida. Date. 7.6. 2014

Adderss:  granby hall 37 st, mattw’s row. E2 6dt.

 

Time: 3to 8pm.

 

Fadlan  Wakhtiga dhawr .

 

Tell 07903832536 wixii faah faahina lagala xiriirayaa shirka Hablaha H/Yoonis

 

 

Thank’s by g.g. H.y. Faisa suusle.