Xisbiga Mucaaradka UCID Oo Magacaabay Guddida Mustanbeedka Iyo Anshaxa Xisbigaasi Ee Dalka UK Iyo Qaaradda Yurub

image

 

 

 

 

 

 

 

June 8, 2014 |

 

Hargeysa(SM)Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Markii ay u soo jeediyeen Guddida iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka UK iyo Yurub in loo Magacaabo Guddida Mustanbeedka/Anshaxa Xisbiga ee Dalka UK Xubnahan Hoos ku qoran:

Gudiga Anshaxa/Mustanbeedka

Mud. Awil Abdillahi Xayd.
Adan Mooge hirse (Adan Ingiriis)-Gudoomiyaha
Foosi Xaaji Yuusuf
Hassan Moalin Osman
Saed Omar Amed(Said UCID)
Abokor Mohamed Shukri
Abdi Ali Muse(Daakir)
DR. Mohamed Abdillahi Mohamed (AAR)
Abdihakim Ali Hayd
Mohamed Ciise Jaamac
Osman Mohamed Ahmed (Alabohaye)
10. Sidiiq hussein Abdillahi Hurruufe.

Finland

Mud. Awil Abdillahi Xayd
Gudomiyaha abaabul ka iyo wacyi Gelinta ee Laanta Findland

 

 

Yurub

 

Saynab Haji Gaydh -Gudoomiyaha Garab haweenka ee YURUB

Mustafe Abdullahi Ali -Xohaya Yurub ahna Lataliyaha Gudoomiyaha UK

 

UK

1- Cabdi Cali Muuse (Daakir) -Xoghayaha Ganacsiga iyo Maalgashiga

2- Xaamud osman (Dabagale) Xoghayaha UK

 

UK-G/Haweenka

1. Fardus Cige Gudoomiyaha G/Haweenka ee UK

2. Foosiya Caydiid Aadan Gud Ku Xigeenka 1aad ee G/Haweenka UK

3. Saynab Cabddillahi Hussein (Saynab Xabashi) G.Kuxigeenka 2baad UK

4. Foosiya Cisman Cawale -Xoghayaha Abaabulka iyo xidhiidhka gobolada UK – G.Dumarka

5. Sahra Ismail Hassan -Gudoomiyaha Maaliyada ee UK
6. Ayaan Idris Yusuf – Khasnagi 1baad UK

7. Nimco Wais – Khasnagi 2baad UK

London

Roda Muxumed Abokor – Gudoomiye ku xigeenka London

Asha Yusuf Ali -Xoghayaha London

 

Sidaa awgeed waxa la faray in hawshooda si dhakhso ah u bilaabaan kana soo baxaan waajibaadka loo igmaday.

waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo xilka loo dhiibay.

 

Wabillaahi Tawfiiq

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng. Faysal Cali Waraabe