XISBIGA WADDANI EE UK WAXA UU MAR WALBA GARAB TAGAN YAHAY JIRITAANKA IYO DIFAACA JAMHUURIYADA SOMALILAND

waddani

 

 

 

 

 

Hadaanu nahay gudida iyo tageeryaasha xisbigi Waddani ee UK waxaan marwalba garab taagnahay difaaca iyo qaranimada somaliland, waxaanan caalamka uu sheegayina in aay somaliland mar walba xaq uu leedahay inay difaacato xuduudaheeda, waxaan marwalba la dhinac taagnay hil iyo hooba cidanka qaranka somaliland oo iyagu marwalba heegan ugu jira in aay ilaashadan umadooda waxaanay marwalba yihiin kuwa dhaxanta, roobka iyo dhib wal oo ku timaada u adkayisanaaya si aay dalkooda uu difaacaan,
waxaanu baq uu dirayina walaalahayaga bariga somaliland oo an lenahay walaalyaal dantu halka ay idinku jirto waad ogtihiin manta dalkeenu waxa uu bahan yahay horu mar, cafimaad, laamiyo, biyo, iyo dhamaan kabayaashi dhaqaalaha, manta uma bahanin qof inaga dhinta ee waxan uu bahanhay in aan gacma is wada qabsano.

waxanan ilahay ugu baryayaa in uu tawabada ina waafijiyo.

Afhayeenka iyo diiwaangeliyaha xisbiga Waddani UK
Khalid ahmed Osman