Dowladaha Soomaaliya Iyo Ethiopia Oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi Oo Khuseeya Dhinaca Waxbarashada » July 18, 2014 Muqdisho(Cadceed) – Magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ka dhacay kulan dhex maray mas’uuliyiinta wasaaradaha waxbarashada ee wadamada Soomaaliya iyo Ethiopia kaasoo looga hadlayaay… Read More » abdiwahab sheekh Daawo Sawir Ka Turjumaya Tacadiga Iyo Dhibta Xukuumada Jabuuti Ku Hayso Dadka Kunool Deegaanka Lowyacado & Mooganaanta Xukuumada Somaliland » July 18, 2014 London(Cadceed) – Sawir Ka Turjumaya Tacadiga Iyo Dhibta Xukuumada Jabuuti Ku Hayso Dadka Kunool Deegaanka Lowyacado & Mooganaanta Xukuumada Somaliland Cadceednews Hargeysa… Read More » wc “Xisbiga WADDANI Bishaas Ramadaan Waxay Fidinayeen Wax Anigu Ku Soo Koobay Hafar Iyo Habaar” » July 17, 2014 Hargeysa(Cadceed)-Xildhibaan Siciid Warsame Siraadle oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka jawaabay eedo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI u jeediyey xukuumadda Madaxweyne… Read More » ZX Diyaarad Ay Leedahay Shirkadda Malaysia Airlines Oo Ku Burburtey Hawada Ukraine » July 17, 2014 London(Cadceed)-Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Malaysian Airlines nooceeduna ahaa Boeing 777 duulimaadkeedi MH17 oo sidey 295 qof oo rakaab iyo shaqaale ah ayaa ku… Read More » 1, Xukuumada Somaliya Oo Ugu Yaboohdey Lacag Dhan (500,000 $) Shan Boqol Oo Kun Oo Dollar Dadka Abaaruhu Saameeyeen » July 17, 2014 Muqdiaho(Cadceed)–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed… Read More » gv Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Ka Gilgishay Eedaymo Culculus Oo Kaga Yimid Xisbiga UCID » July 17, 2014 Hargeysa(Cadceed)-Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa iska fogeeyey eedo musuqmaasuq kuwaasi oo uu usoo jeediyey Xisbiga ucid ,waxaan uu sheegay in ay waxba kama… Read More » Articles Siilaanyo Wuxuu Taagan Yahay Halkii Xabiib Burqiiba (Q.1-aad) Qalinkii : C/risaaq Suudi Nuur » cabdirisaaq-suudi-nuur Siilaanyo Wuxuu Taagan Yahay Halkii Xabiib Burqiiba,Moorgan,Khadiija Macalin,Maslax,Gaani iyo Afar Jeeblana Waxay Kala Riixanayaan Gacan Ku Haynta Ilaha Dhaqaalaha iyo Jaan Goynta Siyaasadda Somaliland. Xukuumadda somaliland ee maanta jirta waxa lagu tilmaami karaa… Read More » Taliyaha Saldhiga Bariga Boorama Cawil Abiib Wuxuu Ku Xidhan Yahay Shirqool Laga Soo Maleegay Hargeisa.Qalinkii Maxamed Siyaad Xuseen ( Heeryo) » cawil-abiib Ramadaan kariim dhamaan umada reer Somaliland iyo umada somaaliyeed meelkasta oo ay joogaan , intaaskadib Somaliland oo madax banaanineeda lasoonoqotay 1991 ilaa iyo hada waxa iskaga danbeeyay maamulo ilaa afar madaxwayne ah taas… Read More » FAALLO: MAXAA DHAXALSIIYA SHAQO LA’AANTA BADAN DHALINYARADA SOMALILAND?. » maqaal1 Hargeisa ( ) :- Ma aha wax dhib yar marka la yidhaahdo wadankaas waxaa badatay shaqo la’aanta dhalinyaradiisa waanay fududahay maqalka arintaas oo maalin walba laga soo sheego wadamo dhawra oo dunida ka… Read More » Cali Xaamud Jibriir waa Nin la qabsaday dhaqansiyaasadeedka Beesha dhexe ee Somaliland. W/Q: Axmed Adan » images (1) Waxan Mareegaha warbaahinta Beesha Isaaq ku arkayay warbixinka ka hadlaysa Cali Xaamud Jibriir,Kaasi oo dhawaan Jago Wasiirno loogu yeedhay,tii oo jagadaasi laga dejiyay Mr Laba dhako oo ka soo jeeday degaanka Galbeedka Gabilay.Waxay… Read More » Ayaax ooman oo Somaliland Leefaya By Mukhatar Cilmi » unnamed (3) Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga ee Cadceed.com waxa baryahan danbe somaliland ka curtay Mashruuc aan la saa daalin karin halka uu ku bisho shubmayo, oo ay… Read More » Jawaab xildhibaan siciid maxamed siraadle » GGGG5 Baadariga Kiinsadaha Jooga, Marku Dadka Islaamka Ah Ka Saarayo Diinta, Qofka Waxa Uu Ku Yidhaahda Waxa Aad Caydaa Kitaabka Kariimka Ama Diintaada. Xildhibaan Siciid Maxamed Siraadle Maanta Waxa Aad Ka Dhigan Tahay Ninkaa… Read More » Fadeexaad cusub Oo Ku Timi Xukumadda W/Q Jaamac Faarax » ll Waxaa soo shaac baxday fadeexaad culus ku timi xukuumadda madaxweyne silaanyo isaago ku sugan itoobiyaa, fadeexaadaas oo in dawladda itoobya hoos u dhigtay misaanka dublomasiyadeed ee somaliland ka dib make ku hanjabtay in… Read More » Exclusive: U.N. monitors allege ‘conspiracy’ to divert Somali assets » images VIENNA/NAIROBI (Reuters) – A United Nations panel that monitors compliance with U.N. sanctions on Somalia has accused the country’s president, a former minister, and a U.S. law firm of conspiring to divert Somali… Read More » Taarikhda Boqortooyaddi Soomaaliyeed Ee Ka Talin Jirtay Geeska Africa Qarniyadii 12 aad 18aad qormadii 3aad By C/casiis Bashiir Nuur » unnamed (2) Taarikhda Boqortooyaddi Soomaaliyeed Ee Ka Talin Jirtay Geeska Africa Qarniyadii 12 aad 18aad qormadii 3aad By C/casiis Bashiir Nuur Waxaan qayb kooban kazoo qaadanay taarikhdii soo jireenka ahayd ee boqortooddi la odhan jiray,ajuuraan… Read More » Xildhibaan Bukhaari oo Al-shabaab ka tirsani in uu Somaliland joogaa waa xaaraan » bukhaari Waxa biyo kama dhib caan ah in Bukhaari mudo aad u dheer uu gacan saar la lahaa ururka Al-shabaab oo uu ka tirsanyay colka lagu magacaabo gunti-gaab yada ee xukuumada Silaanyo ku jira.… Read More » Burburka Rukunadda Xukuumadda Silaanyo By Mukhtar Cilmi » Kulmiye Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga ee Cadceed.com Sida aano wada ognahay madaxweyne Silaanyo ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay golihiisa wasiiradda iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye… Read More » Madaxweyne Siilaanyo & Xukumadiisu Shicibka Haday Ka Xishoon Waayeen May Bisha Ramadaan Fadligeeda Ilaahay Dartidii Ku Qadirayaan Oo Beenta & Faanka & Dulmiga Daayaan. W/Q: Asha Jamac » cap Waxa jirta in Madaxweyne Siilaanyo uu Bishaa Ramadaan Xiitaa aanu Dadweynaha Cafis weydiisan isagoo arimo caafimaad u baxaya oo uu weliba su,aalihii la weydiiyey uu been & sdifaacid ku jawaabay oo weliba Xukuumadiisana… Read More » Horumarka Ay Samaynayso Xukuumada Siilaanyo Iyo Caqabadaha Hortaagan?? By Daahir Muxumed Geelle » Siilaanyo22 Rabadaan Kariim Dhamaan Umada Somaliyeed Meel Kasta Oo Aad Joogtaan Illaahay Bisha Barakaysan Khayr keeda Ha Ina Siiyo Amiin Amiin. Xukuumad kasta oo cusub waxa ay leedahay qorshe istiraatijiyad eed (strategic plan) oo… Read More » Hadaanu Nahay Gudiga guud ee qoomiyadaha Direed G21 waxaanucabaaraynaynaa xasuuqa lagu hayo shacabka Dirreed ee degan Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada hoose » yy Hadaanu nahay Gudiga guud ee qoomiyadaha Direed G21 waxaanu cabaaraynaynaa xasuuqa lagu hayo shacabka Dirreed ee degan Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada hoose waxaanu ku baaqayina in si degdeg ah loo joojiyo xasuuqaa lagu hay… Read More » dawlada xasan culusow xasuuqa ay ku samaynayso aduunka haloo bandhigo dadka nabad jecel ee soomaalida ah ka qayb qaataan banaanbaxyada ka dhici doona aduunka » download (1) Waxaan kawada dheregsanahay in dawlada xasan culusow ay dhaqaalehii iyo hubkii aduunku siiyey ee loogu talagalay in ay argagixisa kula dagaalanto. ay u isticmaalayso inay qabaali soomaaliyeed ku xasuuqayso ku barakicinayso dhuloodiina ka… Read More » Suuqa Weyn Ee Magaalda Burao Oo Dad Buux dhaafiyeen –Meesha Oo laga la yahay Cid kala hagta Baaburta iyo Dadka ,Ciidankii Taarafikada Oo Shaqadoodi –Shicib Qabanayaan iyo Suuqa Oo dhwan Go,doomidona? Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara). » download Waxaan dhex-qaad iyo muraasi aan suuqa saaka ugu talaabsaday aan ku soo arkay waxa lala yaabo? Uuna la yaabo qof kasta oo isha u raaricnaayaay taas oo aha shaqadii taarafikkada oo meesha ka… Read More » G/AWDAL WAXA KADHACA DOORASHOOYIN BEEN KU DHISAN waa qalinkii ibraahin axmed warsame » Hands writing on white paper Somaaliland waxay kusoo caana maashay nabad iyo wax wada qabsi wada tashi iyo in umadu ay isku tashato oo ay isku tanaasusho wixii dhibaato ah ee kuyimaadana waxa lagu yaqaanaa in ay meel… Read More » Tacsi: Bahda Cadceed.com Meelkasta Oo Ay Joogaan Waxanu Tacsi U Diraynaa Qoyskiiyo Qaraabadii A.U.N Marxuum Cabdi Cabdilaahi Cali Oo Borama Ku Geeriyooday. » Tacsi 3 Inaalilaahi wa’inaa ileeyhi Raajicuun anaga oo ah bahda shabakada Caalamiga ah ee Cadceed.com waxa aanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Eheladii, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay A.U.N Marxuum Cabdil Cabdilaahi Cali Habane… Read More » Kulamadii Ugu Adkaa Ee Tartanka Ramadaan Cup Iyo Kooxaha Machadka Horumarinta Aadamaha Vs Dhido Spare Parts Iyo Rolanoc Vs Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Oo Soo Bandhigay Ciyaar Adag.+Sawiro. » Cgkh (5) Boorama(Cadceed) – Garoonka kubada cagta ee Khayriyada Boorama ee uu ka socdo tartanka ciyaaraha ee Bishabarakaysan ee Ramadan Cup ayaa waxaa fooda is daray kooxaha kala ah Machadka Horumarinta Aadamaha Vs Dhido Spare Parts… Read More » Tacsi: Gudoomiye Xigeenka 1aad Ee Xisbiga WADANI Waxa Uu Dhambaal Tacsi Ah U Dirayaa A.U.N Qoyskii,Eheladii Marxuum Cabdi Cabdilaahi Cali Oo Borama Ku Geeriyooday. » Mud Seed Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee xisbiga Mucaaradka Wadani Mudane Axmed Mu’min Seed isaga o ku hadlaya Afka Xisbiga Guud Ahaan ee xisbiga Waxa Uu Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaa Marxuum Cabdi C/laahi Cali… Read More » Somali News Update Dowladaha Soomaaliya Iyo Ethiopia Oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi Oo Khuseeya Dhinaca Waxbarashada

news 

July 18, 2014 Muqdisho(SM) – Magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ka dhacay kulan dhex maray mas’uuliyiinta wasaaradaha waxbarashada ee wadamada Soomaaliya iyo Ethiopia kaasoo looga hadlayaay sida ay dowladda Ethiopia dhanka waxbarashada uga caawin laheyd dadka Soomaaliyeed si ay labada wadan u yeeshaan iskaashi dhinaca waxbarashada ku qotoma.

Ugu dambeyntii kulankan gebagabdiisii ayaa lagu kala saxiixday heshiis iskaashi kaas oo khuseeya dhinaca Waxbarashada labada dowladood Soomaaliya iyo Ethiopia waxaana u kala saxiixay Wasiirada Waxbarashada labada dal.

Heshiiskaan oo ka koobnaa dhowr qodob oo aad muhiim u ah ayaa la filayaa in dhawaan la dhaqan galiyo iyadoona si dhaw la iskaga kaashanayo dhinacya Shahaadada iyo sidii ardayda Soomaaliyeed loogu fududeyn lahaa Waxbarashada ay u aadayaan dalkaas.

Soomaaliya waxaa Heshiiska u saxiixay H.E. Ciisa Maxamed Axmed (Guraase) Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta halka uu dowladda Ethiopia u saxiixay H.E. Demeke Mekonnen Wasiirka Waxbarashada ee Ethiopia, waxaana dhawaan la faliyaa in uu bilowdo dhaqan galinta heshiiskan iyagoona ay ka shaqeyn doonaan guddiyo farsamo.

Ethiopia waxa ay ka mid tahay dowladdaha ay inta badan ardayda Soomaaliyeed u aadaan waxbarashada, waxa ayna tani daba soctaa heshiisyo ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya la gashay Dalal badan kuwaas oo ay ka mid yihiin Kenya, Sudan, Yemen, Turkey, China iyo kuwa kale.

Salaanmedia/ Muqdisho