Anigoo ah Iiman Maxamed Ciise waxaan tacsi udirayaa qoyskii iyo qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland anigoo ka tacsiyaynaya geerida kutimi alla ha unaxariistee jiif Caaqil Abokor Xasan Dhunkaal Axmed oo ku geeriyooday dalka YAMAN,

tacsi21

 

 

 

 

Anigoo ah Iiman Maxamed Ciise waxaan tacsi udirayaa qoyskii iyo qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland anigoo ka tacsiyaynaya  geerida kutimi alla ha unaxariistee  jiif Caaqil Abokor Xasan Dhunkaal Axmed oo ku geeriyooday  dalka YAMAN, waxaan marxuumka ilaahay uga baryayaa inuu janadiisa ku manaysto dhamaan teena samir iyo iimaan inaga siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN