Cajiib: Wasiirka Arimaha Dibada Oo Isu Badalay Meereeyaha Wakaalada Biyaha.


Marka hore waxaan soo jeedinayaa Arin ku Cusub sunah qaranimo, Madaxwaynu wuxu u dirtay Wasiirka arimaha dibada Siyaasada arimaha dibada iyo Xidhiidkha caalamiga ah habada mudadii uu joogay iyo imakaba wuu ku Fashilmay wasaarada A/Dibada.
adiga oo aan meel kaleba eegin dalalka aynu diriska nahay ee xuduudahooda xidhay isaga oo ka hadal oo aan faahfaahin, Madaxwaynu wuxu istaahilaa in uu iscasilo maadaama oo uu isu badalay Maaariyihii wakaalada biyaha aad bay u kala fogtay hadlkaanu ka eegaynay iyo halka uu marayo, taasi waa mid aanu ka codsanayno in uu madaxwaynuhu xilka ka qaada maadaama oo uu isu badalay maareeyihii wakaalada biyaha
2. Waxa iyadun layaable leh gudidii uu madaxwynu ku xigeenku magacaabay halka ay ku dambaysay ?
3. wasiirka biyaha maxay shaqadiisu tahay?? marka Sunaha qaranimo la eegaayo wuxu ahaan lahaa Germankii Gudidan. Sacaadatu wasiir Arintan Gachmaha soo gali waa Shaqadii Madaxwaynuhu kuu Igmada Ama Iscasil Shaqadani waa Shaqadaadiiye.
4. hadadaba waxa is waydiin leh in wasiirka Warfaafinu in Biyaha Shaydaan ku Jiro, Shaydaan Biyaha kuma jiree Ramadaan kariim.
5. Jaaale wasiir waxaad noo sheegtay in aad tahay Afhayeenka Gudidan aniga oo soo qaadanaya Xadiis ka mid ah Xadiisyadi Rashuulka oo قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ( وإن من البيان لسحرا) ”aftahimada Qayb ka mid ahi waa sixir” Xaqana lagu hor istigaayo Baadilkan loogu gargaarayo Wasiir taadu waa tii Baadilka loogu gargaaryayo.
5. dhakhaatiirtii ruushka ahayd waraysi aanu la yeelanay dadkii dadkii dhakhtarka Hargaysa lagu qalay ee qof walba Formka laga qorayay. dadkaasi waxay U bateen M/haybe, A/dhagax, New Hargaysa iyo M/Mooge

halkan waxaanu uga mahad naqayaa Salaadiinktii Aqoonyankii iyo wax garadkii ka hawl galayay arinkan ee ka soo jeeday dhamaan dagmooyinka waxaan idin leeyahay ma tihidin shaydana ku dhex jira ee waxaad tihiin dad Damqanayaayo oo Damiir leh oo ka damqanaya Shacabka Reer Somaliland.
waxaan hadalkayga ku soo Gaba-gabaynayaa Ninka Masuulka ah in uu Umadiisa u Damqado oo ogaado Dhibka Haysta. Manay in aynu Maanto oo kele wax u sheegto

Salaamu Calaykum waraxmatulaahi wabarkaatuh

ALLA MAHAD LEH

Garaad Mahad Maxamed Cabdi