Daawo Hordhac waraysi xiiso badan oo la’la yeeshan Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe”Xukumadda Maanta Jirta Somaliland wey guuldaraysatay”lasoco waraysiga oo dhan.

Daawo Wareysigii ugu xisaha badnaa Feysal Cali Warabe laaga qaaday sanadka 2014

Wariye Cabdixaafid Maxamuud Jaamac oo ka mid wariyaasha ugu cansan Soomalida ee ku nool London ayaa markii ugu horeysay wareysi xasaasi ah la yeeshay gudoomiyaha xisiga Mucaradka ee UCID Eng Feysa Cali Waraabe.

Feysal Cali Warabe ayaa ka hadlay arimo badan sida waxa ay u qabanaayaan beelaha laga tan badanyahay, doorashooyina & wadahadalada u soco Somaliland & Soomaaliya.
Wareysigaani oo dhameystiran dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa insha alah.
Hadabo adiga ayaa yaabi donee hoos ka daawo hordhaca.