Daawo Mudanayaal Ka Tirsan Golaha Wakilada Somaliland Oo Sharci Darro Ku Tilmaamey Shirkad La Siiyay Qandaraaska Diiwaangalinta Somaliland

July 14, 2014 Hargeysa(SM) – Xildhibaan Cabdilqaadir Jibriil Tukaale Iyo Xildhibaan Siciid Ismaaciil Ducaale Oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakilada Somaliland Ayaa Sharci Darro ku Tilmaamey Shirkad La Siiyay Qandaraaska Diiwaangalinta Somaliland.