Daawo Muqaal..Sheekh Siciid Raage oo tariikhdiisa ka waramaaya ,sheegayna inuu ku sigtay inuu Diinta Islaamka ka baxo.

Sheekh Siciid Raage waa sheekh caana oo dalka Soomaaliya aad looga yaqaano degana dalka Canada,Sheekha oo ka waramaaya tariikhdiisa oo kooban waxa uu ka waramay mar xaladahii kala duwanaa ee uu soo maray waxauuka ka sheekeeyey in uu ku sigtay inuu Diinta Islaamka ka Baxo,dhalinyarao nimadda iyo nolasha khiyaaligaa ee taala Qurbaha. Daawo Muqaalkan.