DAAWO MUQAALO…Gabadh Sheegtay Cidii Ka Dambaysay Dilkii Xildhibaan Saado Cali Warsame

July 24, 2015 Muqdisho(SM) – Gabadh Soomaaiyeed Oo Farta Ku Fiiqday Cidii Ka Dambaysay Dilkii Allaha U Naxariistee Marxuumada Saado Cali Warsame, oo Laba Maalmood Ka Hor Dablay Hubaysani Ku Dileen Magaalada Muqdisho. Waxay Gabadhu Sheegtay In Labada Nin Ee Kala Ah Afhayeenka Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Iyo Imaamka Beesha Habar Gidir Cabdulaahi Khaliif Rooble Ay Iyagu Masuul Ka Ahaayeen Dilkii Saado.