Daawo Sawirada Madaxweyne Siilaanyo’ Marwadisa iyo caruurta uu awoowga u yahay oo London lagu dhex arkay.

Jly 25, 2014 London(SM) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maalmahan fasax ku jooga magaalada London ee Cariga Ingiriiska, taasoo uu ujoogo xaalad Caafimaad. Madaxweyne Siilanyo ayaa sida sawirada hoose ka muuqata la baashaalaya caruur uu awow u yahay.

Salaanmedia/London