Daawo Sawiro, Gudoomiyahaasha Waddani iyo Kulmiye oo casumad rasmiya ka helay dawladda Jabouti.

10563129_732381676803465_939353481938952819_n

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro) oo uu weheliya Afhayeenka Xisbiga Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa  maanta u ambabaxay dalka Djibouti oo marti qaad rasim ah ka helay dawlada Djibouti . Gudoomiyaha iyo waftiga uu hogaaminaayo ayaa waxadhinaca kale ku wehelinaayey gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj:Muuse Biixi Cabdi oo isna martqaad la mid ah ka helay dawladda Jaboouti.

 Wixii war ah ee kasoo kordha lasoco wararkayaga danbe.

Salaanmedia/Hargaysa 

10525806_732382093470090_215353064573492928_n