Daawo Sawiro maalintii labaad ee Wafti Wasiirka Duulista Somaliland Hoggaaminayo Shir Amniga Looga Hadlayo London Kaga Qayb Galay.

IMG_2233

London(SM) Wafti uu hoggaaminayey Wasiirka Duulista & Hawada Somaliland Maxamud Xaashi ayaa Ka Qayb Galay Shir lagaga hadlayey Arrimaha Amniga oo London ka dhacay.

Shirkaas oo 33 wadan ka soo qaybgaleen (Homeland Security) Oo lagu casumay SomaliLand.wafdiga SL waxaa Hogaaminaayay Wasiirka Duulista & Hawad – Maxamuud Xaashi &
Madax Laanta socdaalka (Immigration Department of SL) Maxamed cali yusuf.waxaa weftigaa shirka kala qayb galay – CEO at phrm Global Mr Huseen Al-Isaaqi & Eng CabdiNasir Garaad Abshir Saalax.

Waxaa goonigooni ula kulmay waftigaa madaxdii shirka joogtay.
– Ms Agnes Katsonga wasiirad Dalka Malawi.
– Dr Amitabh Rajan (Home secretary of India.)
– Maj Gen Ashok Mehta (India police federation)
– Dr Gal Luft Global Security from Washington Dc.
– Jonathan Evans Senior Advisor the British Security Council
To (prime Minister of UK.
Waxana Shirkaa kusoo dhammaaday jawi wada shaqen iyo Isafgarad buuxda
oo dhinacyada Arrimaha Amniga ah.

IMG_2227 IMG_2229 IMG_2233 IMG_2234 IMG_2235 IMG_2238 IMG_2239 IMG_2240 IMG_2241