Daraasad-Cusub:-Saddex Qodob Oo Samalidu Ku Wacnayd Oo Xiligan Gebi ahaanba Bur-Buray,Miyaad Garanaysaa,sababta Bal Eeg,Oo jawab ka bixi? Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara).

MAQAAL

Dhalinyaro,Wayeel / Ciroole,Caruur-waxaad maanka,maskaxda ,ku haysaan in Aduunyadan aynu ku noolnahay Qof-walba Qaran walba ,Qiima kasta waxa uu ku leeyahay ,In la ilaashado sumcada,Dhaqameed Ee aad leedahay ee ku ahayd Caadada ,taas oo hadaad ilaanshan waydo aad Noqondoonto Dad bur-buray ,Dal bur-buray,Deegaan bur-buray ,iyo Dugsi la,aan ,Oo aad Caan,bax ku noqondoonto ,Doqon nimo,Dulinimo,Danyarnimo,Danaysi,Duudsi,Deel-qaaf,Damiir,Xumo,Dil-Dilaac,Deegaameed ,Dil-Dilaac,Daleed ,Dil-Dilaac,Duleed.Taas oo ay ku xidhantahay ,sidaad u ilaashato Dhaqankaaga Soo jireenkaa ,ahaa hadaba Jiilkan ,Jiritaankan ,Manta aynu noolnahay ,haadad isha mariso ,hadaad ,Badhitaan samayso,Hadaad dib u halacsato ,sidii uu ahaa dhaqankeeenii wanaagsanaa ,ee soo jireenka ahaa ,wallow ay jiraan waxa yaalo uu ku xumaa ,oo aanay wanaagsanayn inaynu hidaysano,oo haddii aynu hidaysano,aynu dabar go,ayno,hadana waxaad odhankartaa 100% isaga ayaa wacnaa waayo ,Dadku waxay ahaayeen Dad inag Caqli wanaagsan ,Dad  inaga Damiir wacan ,Dad inagaTalo ,wanaagsan ,Dad inagaHiil -iyoHoobadan.

 

Xaalka oo halkaa maraya iyo Marxaalada oo halkaa ceegaagta manta halkan kumaan talo gelin inaan  Dusha u rido inaan ka faaloodo ,dhaqankii hore oo dhan ,laakiin horaa loo yidhii’’Wixii Qoranbaa Quruun –U Hadhee Muxuu Hadal Qiimo Leeyahay,,markaa waxaan isku Dayayaa inaan Qalinka U Hosho ,inaan idin jar dareen siiyo in Dadkii hore inaga Nasab –Naruuro badnaa ,kolay ku dheeraan may,waayo Dad iga aqoonbadan ayaa aduunka ku nool igana yaqaan ,laakiin Waxaan jeclaystay inaan yarataabo ,Qodobo Malaha aan isku Qanciyaay Muddo badan oo aan badhaayaay oo aan is idhi,Bulshadan maanta inayar oo Dhaqankii sii haysata/Sii hidaysanaysa mooyee ,waa uu dabar Go,ay ,waxana sii Kafmay(Jiilkan) waxaana Xabaasha Dul gayn doona (Jiilka Yar-yar-Ee uu madax Qaadka u yahay Gare/Guntanahan dadoodu tahay 15-25-26 waxaana aasidoona Cid aan rabin in dhaqankani shaqeeyo ,oo habeen iyo maalinba ku hawshaysan,taas waxaa idin cadaynaysa Qodobo badan oo aan maalinba mid sharxidoono ,laakiin maanta waxaynu eegi doonaa Saddex-Qodob Oo Gebiahaanba Bur-buray oo inyar mooye aanay jirin in lagu dhaqmo Maamuuskii,Midnimadii,uu laah ,oo aan odhankaro maanta waaba kuwa isugu neceb –isugu lugooyada badan ,isugu Maandhaafka badan ,isugu Gaajo-Daaliska,iyo Mijo Habaabiska badan .

 

Dar-Daaran Hadaan waxa laga Qabana –dhaaman waxaa dhicidoonta ,In Qodobadaasba la waayo,oo layidhaah ‘’beribaa aabayaashay/Hooyayaashay ,na odhanjiran waxaas ayaa la yidhaahdaa ,markaa waar waa xagay Inaga haysato,Cadaalad daradu,Xishood Daradu,Ismaan-dhaafku,Wada Degaanaansho-la,aantu,Kala danbayn la aantu,hadaan la ilaalina ,Maba dhacayso Waalahay Inay jirto Ummad ku hadasha AFKA SOOMLIGA.

 

Waxaba yaanan idin daalin ee Qodobada ayaan keenayaa hada Qoraalka Danbana waan sharaxayaa siday u dabar go’een horta qodobada ila faha Guud ahaan ,insha alaaha waana sidan Qodobadu:

 

1-Xididkii.                    2-Xigtadii.                          3-Xasabadii.

 

 

 

         
1-1-Xididkii.                    Gaar ayaan usharaxaynaa Waa Xagiina kaasi Soo sheega? Qofka sheega hedyad ayuu leeyahay?.
2-Xigtadii.                          Gaar ayaan U sharaxaynaa Berigii hore 100% Hadda 45.5% Mudaddhaw 25%
3- Xasabadii.        
  Gaar ayaan u sharaxaynaa Berigii hore 100% Hadda 

26.8%

DHawan 

12.4%

 

 

Sadexdaa midna majiro haduu jira sidii uu ahaan jiray maah .

 

Wxii talaa ,wixii canaan dusha ayaan u ridanayaa ,laakiin waxaa muhiima inaad ii soo sheegtaan ,sida dad badniba iigu soo sheegaan ,inaan ,saxanahay ,inaan qaldanahayba.lasoco sharaxaada Qaybta 2aad –Insha allaah.

 

Prepared:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara) Mobil:0634431347

 

Burao/Somaliland

 

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com

 

Mobil:0634431347