Anigoo ah, Jama Feyte, oo ka mid ah Tifatirayaasha Mareegta Puntlandsun.com waxaan Tacsi u dirayaa, Dhamaan umada Somaliyeed, Dilkii Foosha xumaa ee loo Gaystay Hooyadii Somaliyeed Sado Ali Warsame- DFS Somalia,waa inay si Dhab ah u Baadhaa dilkaasi, Saado waxay Xijaabatay Maalin Barakaysan 10- danbe ee ramadaan, Ilaahow Janadii ka waraabi
e <ibni_xaashi@hotmail.co.uk>: