Jawaab ku socota Maxamoud Cali Walaaleeye oo maqaal beena ka qoray Ibrahim Mahdi Buubaa by Abdi Mustafe

MAQAAL
Sida Maxamoud qorey waxa uu diiday in Ibrahim Mahdi Buubaa Silaanyo ku dhaliilay luqada uu ku qoro wareegtooyinka maga caabista.
Maxamoud wuxuu kale uu qoray: isma abuuk ayk fiinaa … oo ah magaca aabahaa ayaa nagaga kaa filan.
Hadaba waxa cad in Maxamoud lahjadiisa uu cuqdad ka qabo kii oo u jeeda ninka la magaacaabay isku beel baannu ka soo jeednaa ee maxaa luqada sida aannu uugu hadalo loo soo hadal qaadayaa. Maxamoud miyaannu ogayn in gobol walba lahjad gaara lagaga hadlo wax ceebana aanay ahayn.
Arinka magaca Buuba na waxaan u sheegayaa Maxamoud in Mahdi Buu baa Bari iyo Galbeed ba laga yaqaan nin taajira oo caruurtiisana USA tacliin uugu dira uu ahaa ee adiga aabahaa Cali walaaleeye yaa yaqaan. Maanta ka hor maan maqal.
Doodaadu waxay u muuqaataa in aad mar marsiinyo kale ood Ibrahim wax ku tidhaa aad weyday. Shabeel biyo doox ka cabaya ayaa arkay wan meel ka hoseysa isna ka cabaya. Shabeel kii wuxuu yidhi waar maxaad biyaha iiga dhooqeysay. Wankii wuxuu ku jawaabay biyuhuba dhinacaaga ayay ka imanayaan oo kaama dhooqeyn karo. Shabeel kii wuxuu yidhi dee hadaa kal hore ayaad iga dhooqeysay. Wanki wuxuu yidhi uurka ayaa baan ku jiray kal hore. Shabeel kii wuxuu yidhi dee hadaa aabahaa ayuu ahaa kii maalin dhaweyd iga dhooqeeyay.
Wanki wuxuu yidhi anoo ogoona ayaabaan dhashay oo muu nuuleyn beryahan abahay. Intuu shabeel kii wankii ku booday ayuu yidhi dee hadaa awowgaa buu ahaa kii biyaha iga dhooqeeyay. Horta huuhaada Maxamoud wadaa waa gardaradaa cadaanka ah oo kale, sheekooyinka kale eed ka qortay Ibrahim na wax jira maaha ee cayda ina Mahdi buubaa hadaad xil ku heleyso oo aad busaarad la sakaraad tahay sii wad Ibrahim iyo aabihiiba waa la yaqaan oo cidi kuu maqli meyso e. Trust, Buubaa Children are well educated with PHDs, Msc and Bsc.. and they are from a noble and well to do family. Who the hell are you?
And who was your dad … No one knows you or your family. Maxamoud, next time think twice before you are caught in the middle of nowhere.