maxay daarantahay eedantan qaawan ee Xildhibaan Bukhaari kula kufay Xisbiga Waddani Qalinkii -Ahmed-lababaale .

maqaal

Xildhibaan bukhaari eedayntan qaawan ee ah beeenta aan sal iyo raad toona lahayn ee uu kula kufay xisbiga wadani iyo gudoomiyaha xisbiga wadani maxay daarantahay ?

hadaan jawaabta suaashan isku dayo xildhiban bukhari oo aan gobolkii lagasoo doortay ee sanaag iskadaa wax uu uqabtoo aan dib ugu noqon siyaasadiisuna ay tahay mid labac labac badan waxa ay daarantahay eedayntan aan sal iyo baartoona lahayn ee uu kula kufay xisbiga wadani mid uu ka danbeeyo xisbiga kulmiye iyo xukuumada talada haysa iyadoo ay tahay fitno abuur maalmo ramadaana lagu jiro
ayaa wuxuu siistay cabsidii ilaahay iyo sharaftiisii xildhibaanimo dhaameel looga daadiyay madaxtooyada ..subxaanalah.

hadaba . waxaan  farayaa oo aan  leeyahy xisbiga wadani masuuliintissu inaaanay ka hadhin eedayntan wanjalaada ah ee la doonayo in lagu burburiyo sumcada iyo sharafta uu xisbigu ku leeyahay bulshada somaliland dhexdeeda
maxkamadana ay hor geeyaan kkiiskan ., inuu  bukhaari cadayn  buuxda hor keeno maxkamada  iyo halka laga soo maleegay beentan

Qalinkii – Ahmed-lababaale

xahmednuur@hotmail.om