Mohamed Biixi markii shaqadii arimaha dibadu is soo xidhay ayaa biyaha Hargiesa shaqo ka dhigtay by Abdi Mustafe

maqaal

Mohamed Biixi Yonis waxaa iska soo xidhay siyaasadii arimaha dibada haday tahay safaradahii al-baabada loo xidhay, iyo haday tahay xuduuda Jabouti iyo Ethiopia oo xidhan dabeed sidaa awgeed ayuu Biyaha Hargiesa oo aan shaqadiisa ahayn uu shaqo uuga dhiganayaa.

Wasaaradii arimaha dibada meesha wey ka baxday wax hawla oo Mohamed Biix hayaa ma jirto oo shaqadiisii badh dowlada ayaa hore u xidhay badhna isaga ayaa garan waayay meel uu uula kaco. Mohamed Biixi haduu damiir leeyay ama wuu is casili lahaa ama dalka ayuu u shaqayn lahaa. Mohamed intaan ka aqaan waa nin magac jecel oo faan badan oo wuxuu jecelyay in la yidhaa xafiis kaasuu heysataa. Mohamed ma wax baa u dhiman yaa u dirtay biyaha Hargiesa. Ictiraaf baa laga sugaayay warkiisa isna oday dhaqameed ayuu biyo kala hadlayaa.
Abdi_Mustafe123@yahoo.com