Warbixin ku saabsan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliland gaar ahaan SEERAHA AROORI

Daawo: Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Sheegay In Muuse Biixi Ka Baxay Heshiis Uu Sheegay In Hore Loo Wadda-gaadhay

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

SEERAHA AROORI

Hordhac
Mashruuca Seeraha Xoolaha ee Aroori: waa Mushruuc 2 Sano ah oo ay samaysay Wasaaradda Xanaanada Xooluhu, inagana caawiyeen Dawladdaha Ingriiska, Norway iyo Danishku ee inaga caawiye Sanduuqa horumaarinta Somaliland. Maamulka Mashruuca waxaa gacanta ku haya Company loo yirahdo BMB Mott MacDonald oo Dawladda Somaliland iyo deeq bixyayaashaba uga masuul ah. Baaxada Mashruuca Seeruhu wuxuu noqon doona 20x10km oo ay ka faaiidaysan karaan Biyo iyo baadba Xoolo dhan 1 million.

Ujeedooyinka Mashuurca
• Inay Xooluhu deegaanku ka faaiidaystaan xiliyadda abaaruhu jiraan
• Inay Xooluhu ka faadiidaystaan xiliyadda Biyo la,aantu jirto
• Inay xooluhu ka helaan adeega caafimaad oo joogto ah
• Inuu shaqo abuur uu noqdo dhaalinyarada
• In laga ilaaliyo deegaanka seerayaasha aan sharciga ahayn iyo nabaad guurka
• Inay ka faaiidaystaan Xoolaha dhoofaya intaanay dhaafin
• Inuu tusaale u noqdo seerayaasha kale ee Dalka ka jiraKa faaiidaystayaasha kowaad ee mashruuca: Waa reer guuraga degan banka Aroori dhinackastay noqotaba?
Ka faaiidaystayaasha labaad ee mashruuca: Waa dadka ka soo doolay degan Goboladda aynu jaarka la ah Banka reer qolcadayGuddida farsamo ee mashruuca
• Gudoomiyaha ka socda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
• Laba xubnood oo matalaaye deegaanka Aroori
• Laba xubnood oo ka socda Dawladda hoose ee Burco
• Laba xubnood oo ganacsatada dhexe iyo kuwa hoose ah
• Saddex agaasime waxeed oo wasaaradda xanaanada xoolaha ah

Maamul ka mashruuca
• Mareeyaha Mashruuca
• La taliyaha farsame ee Mashruuca
• Maamulaha Mashruuuca
• Ingineerka Mashruuca

 
Shaqaalaha Mashruuca Marka dhismuhu dhamaado ka hawl gali doona
• 1 LHG-AM Assistant Manager based at Aroori LHG
• 1 Community Officer
• 1 Range Officer based at LHG Headquarter
• 1 Range Assistant
• 1 Veterinary Officers for animal health inspections
• 2 Veterinary Assistants
• 1 Accountant
• 1 Driver
• 1 Borehole operator
• 1 Plumber
• 1 Electrician
• 30 Field Staff (local casuals) at Aroori LHG which will be supervised by Range management expert
Faaiidooyinka Mashruuca
• Inay xooluhu ka faaiidaystaan xiliyadda abaaraha
• Inay xooluhu ka faaiidaystaan xiliyadda Biyo la,aanta
• Inay xooluhu ka heelaan adeeg caafimaad oo joogto ah
• In laga ilaaliya deegaanka seerayaasha sharci darada ah
• Inay xoolaha dhoofaya ka faaiidaystaan
• In shaqo abuur u noqoto dadka deegaanka degan

Daawo: Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Sheegay In Muuse Biixi Ka Baxay Heshiis Uu Sheegay In Hore Loo Wadda-gaadhay