Wasiir Mohamed Biixi markuu siyaasada dibada ku fashil may ayuu dekeda Berbera iyo biyaha Hargiesa ku meerey sanayaa By Abdi Mustafe

maqaal
Wasiirka arimaha dibada Mohamed Biixi markii albaab waliba ku soo xidhmay isaga iyo Silaanyo ayuu shaqo ka dhigtaa biyaha Hargiesa iyo dekeda Berbera. Biyaha markuu ka hadlayo waxaad moodaa maareeyihii biyaha.\
Ictiraaf baa uugu weyn waxa laga filayay in uu ka hadlo oo weligii ma soo hadal qaado sababtoo ah meel loo maro ma garan karo. Dekeda Berbera oo isaga iyo qoyska Silaanyo doonayaan in ay shirkad Francis ah oo loo yaqaan Ballore ku wareejiyaan si ay uuga qaataan kuus weyn oo lacag ah ayay maantana waxay keeneen in ay bulshada been u sheegaan oo yidhaahdaan khabiir weyn oo Francis ah baa yidhi hadii dekeda nalagu wareejiyo dowlada Francis ka ayaa Somaliland ictiraafaysa. Mohamed Biixi you are sick and bloody liar too.
Hawadii Somaliland oo Somalia la wareegtay ayuu maalin dhaweyd lahaa Mohamed Biixi wada hadalada Somalia waannu la sii wadeynaa.  Mohamed you are full of bull shit. Nicholas Kay oo Silaanyo hore u eryey oo uu ku yidhi Somaliland ha ku soo noqon ayuu hadana wiigan Mohamed biixi yidhi casuumad baan u fidiyay. Mohamed that is not going to happen go take him to your house in Ethiopia you bloody blinking  collaborator. 
Mohamed Biixi is giving aid to the enemy ( Nicholos kay ) therefore he is committing treason against Somaliland which makes him a traitor. Waa in maxkamad la geeyaa Mohamed Biixi oo weliba toogasho lagu xukumaa kol haduu ka shaqeynaayo sidii Somaliland loogu dari lahaa Somalia…..Nicholas Kay waa in lagu mudaharaadaa oo aan la ogolaan in uu madaarka soo dhaafo. Mohamed is naive and thinks he can bring the UN politics office in Hargiesa. No to Nicholas Kay and no to his bloody UNPOS office and to hell with Mohamed Biixi and his short sightedness plus his past with the African Developement Bank whereby he was terminated because of corruption. Mohamed Biixi maaha nin ragga nimo u dhashay ee waa nin jilicsan iminkana Silaanyo kaba leef u ah oo wuxuu dhaco doonaya oon dan ka lahayan Somaliland. Mohamedow nacas nimo waa waxa Silaanyo wasiir kaaga dhigtay ee maaha cilmi iyo caqli aad dadka dheertay.