Wasiirka duulista iyo Hawada ( Muhanad ) cilmiga hawada iyo madaarada midna wax kama yaqaan by Abdi Mustafe

MAQAAL

Wasiirka duulista iyo Hawada ( Muhanad ) dugsi sare ma dhameysan oo weliba markaa ahaa afsomali. Cilmiga uu hawada Somaliland kaga sheekeynayo miyuu soo dhega-dhegeeyay xaguu ka keenay.

Muhanad waa bararafle kolba ummada been u sheega wuxuu ahaan jiray kaaba qabiil damdamle ah oo waa kaa wasiirka ku noqday adeer kay baa madaxweyne ah. Hadaba Muhunad waxba ha ka dhegeysanina waa ninkii isaga iyo Amina Weris ay kala qeybsadeen lacagtii Kuwait madaarka ku caawisay inteedii badnayd.

 

 

Cilmi uu leeyay Muhanad ma jirto ee waa tuuga uugu weyn ee dalka hanti badan ka lunsaday ee aan dowladana wax ba u xarayn. Isaga qoyska Silaanyo ayay kala qeybsadaan wixii madaarka ka soo baxa.
Muhanad agaanta buuxso dhawaan ma arki doon tid e.

 

abdi_mustafe123@yahoo.ca

Abdi_Mustafe123@yahoo.com