Xisbiga WADDANI Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Diiwaan Galinta Madaniga Ah Loo Marro Sharuucda Dalka.

Waddani logo

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Diiwaan Galinta Madaniga Ah Loo Marro Sharuucda Dalka.  Hargeysa(ramaas)Jully.3.2014-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa Xukuumada ugu baaqay in ay Diiwaan galinta Madaniga ah u maraan shariciga dalka.  War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Xisbiga WADDANI oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee ramaasnews ayaa waxaa uu udhignaa sida tan:  Xisbiga WADDANI wuxuu xukuumada ugu baqayaa in Diiwaan gelinta muwaadinka loo maro sharciga dalka            Wuxuu Xisbiga WADDANI qadacaynaa sifokasta oo ah Dhuumasho dhabarku muuqdo oo Dastuurka baal marsan            

                                                                                                                                                                                          TV-ga  xukuumada waxaa dhowaan ka baxay in qaabka loo samaynayo Diiwaan gelinta muwadaniinta,       waxaa gef iyo meel kadhac ku ah bulshada Somaliland in lagu tilmaamo shan boqol oo qof (500,000) waxaa kale oo xarunta TV-ga xukuumadu baahiyey in aan dadka dadoodu ka yartahay 16 sano aanay ahayn muwadaniin oo aan la siindoonin kaadhka muwaadinka ee ay bixinayaan,  Waa maxay Diiwaan gelinta muwadaniintu: 

1.     Waa kaadhka aqoonsiga muwaandinka, sidaynu wada ognahay kaadhka aqoonsigu waa tensaro minishiibiya waxaana bixiya dawladaha hoose, maamul xumada xukuumadanu waxay sabab u noqotay isdhex yaac iyo isku qabqabsi wajibaadka qaran ee qeexan, kadhkan waxaa loo diiday inay bixiyaan Golihii degaanka ee dadku soo doortay oo ah kuwa xaqa u leh in ay bixiyaan, masuula ka ah cadaynta muwaadanka  2.     Ujeedada kowaad ee golaha degaanka looga horjogsaday in ay bixiyaan waa dhaqaale, sidaad ogtihiin waxaa madax ka kow shacabka looga rabaa $2  oo u dhiganta 3500,000 x $2 = $ 4000,000 milyan, oo shacabka looga urursado qaab qalinshubato ah mar hadaan sharci loo samayn oo aanu Baarlamanku ansixin lacagtaasu waa xaaraan iyo boob hantida umadeed iyo tuugo casriya  3.   

  Waxaa xarunta TV-ga Xukuumada laga baahiyey in aan kaadhka muwadinka la midyahay kaadhka diiwaan gelinta codbixiyaha oo aanu xaq ulahayn qafka dadiisu ka yartahay 16 sano, waa dhuumasho dhanbarku muuqdo oo diiwaangelintii codbixiyaha lagu  marin habaabinayo muwadaniintana loogu bedelayo diiwaangelintii lacag la,aanta ahayd diiwaan gelin hantidooda lagu boobayo, su,aasha muhiimka ahi waa yaa ka qaaday xaqii muwaadannimada qofka ka yar 16 sano ee somalilanderka ah marka sibadheedha loo sheegay in aannay xaq u lahayn qadashada kaadhka jinsiyada 

4.     Diiwaan gelinta muwaadanka waa waajib Dastuuriya in qof kastaa oo nool marka lagu daro ilmaha dhashay lasiiyo, markaa inloo diidaa waa digtaatooriyad  iyo ku tagrifal awoodeed in warbahinta laga sheego in qayb bulshada ka mida xaqoodii muwaadinimo laga qaaday

  5.     Diiwaan gelinta muwaadinka waxaa ka horaysa nabadaynta iyo sugida xuduudaha dalka si shacabka marloo wada diiwaangeliyo oo muwadaniintu u helaan xuquuq siman 

6.     Waxaa xarunta guulwadaynta ee TV-ga xukuumada laga sheegay in shan bilood lagu dhamaynayo, waxaan shacabka waydinayaa markaynu ognahay tamar darida xukuumada, dabeecad dhuleedka, goboladda iyo degmooyinka maqan ee aanay xukuumadanu tegi Karin, musuqmaasuqa iyo kala danbayn la,aanta maamulka, dhaqaalaha lagu hawl gelayo oo shacabka larabo in laga xoogo iyo shacabka oo aan awoodi Karin $2  miyaanay  u muqataa In xukuumadu kala iibinayso digo iyo danbas, shacabkana garaadka iyo garashada la caayayo lana dhaxal siindoono in dobonka milyan ee caalamku inoogu  deeqay in aynu ku qabsano diiwaan gelinta codbixiyaha la lumiyo 

7.     Qandaraaska diiwaangelinta waxaa la siiyey dhalinyaro shaqaale ah oo u shaqeeya shirka ganacsi waxaana  loo diiday cidii xaqa u lahayd oo ah Golaha degaanka ee degmo kasta hadaba hadii aan xeeladu jirin maxaa Dastuurka dalka iyo shuruucda loogu dhaqmi wayey   DASTUURKA SOMALILAND  WUXUU DHIGAYAA SIDAN:  QODOBKA 4AAD JINSIYADDA    1.   Qof kasta oo u dhashay Somaliland, kana issirran dadkii deggenaa dalka Somaliland 26kii Juun 1960k iyo ka hor, waxa loo aqoonsanayaa muwaadin Somaliland.            

                                                                                        2.   Xeer baa caddaynaya sida lagu heli karo ama laga waayi karo jinsiyadda Somaliland.  QODOBKA 8AAD SINNANTA MUWAADINIINTA  1.     Muwaadiniinta Somaliland iyadoon lagu kala saarayn midabka, qabiilka, dhalashada, luqada, lab iyo dhedig, hantida, mudnaanta, afkaarta iwm, waxay sharciga hortiisa ku leeyihiin xuquuq iyo waajibaad siman.    2.  Kala sarraynta iyo takoorka ku salaysan issirka, abtirsiga, dhalashada iyo deegaanku waa reebban yihiin, isla markaa barnaamijyada lagu cidhib tirayo dhaqamada xunxun ee 500 jireenka ah waa waajib Qaran.           

    3.  Ajaanibka dalka Somaliland sharci ku jooga waxay xeerka hortusa ku leeyihiin xuquuq iyo waajibaad la siman tan muwaadiniinta, oo ay ka reebban tahay xuquuqda siyaasiyiga ah ee muwaadiniinta u gaarka ah.    

1.     Waa xaq mashruuciya In muwaadinkastaa qaadan karo kaadhka muwaadinimadda  2.     Waa xaq dastuuriya in golaha wakiiladu ansixo oo la xalaleeyo dhaqaalaha shacabka laga qaadayo xeer lagu maamulana la ansixiyo  3.     Waa masuuliyadda xukuumada in gobol kasta iyo degmo kasta laga bixiyo kaadhka muwaadinka dalkoo dhan  4.     Waa masuuliyada golaha degaanka sugida muwadannimada qofka iyo bixinta kaadhka aqoonsiga muwaadanka  Xisbigu wuxuu ka digayaa in qaabkan qaloocan ee loo maamulayo Diiwaan gelinta muwaadanka marmarsiinyo u noqoto doorashada mudaysan ee june 2015 iyo geedi socodka dimuqraatiyadda Somaliland    

Eng.Abdirashid mohamood Ali  Xoghaya

Qorshaynta  Xisbiga WADDANI –

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Diiwaan Galinta Madaniga Ah Loo Marro Sharuucda Dalka.

Hargeysa(ramaas)Jully.3.2014-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa Xukuumada ugu baaqay in ay Diiwaan galinta Madaniga ah u maraan shariciga dalka.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Xisbiga WADDANI oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee ramaasnews ayaa waxaa uu udhignaa sida tan:

Xisbiga WADDANI wuxuu xukuumada ugu baqayaa in Diiwaan gelinta muwaadinka loo maro sharciga dalka            Wuxuu Xisbiga WADDANI qadacaynaa sifokasta oo ah Dhuumasho dhabarku muuqdo oo Dastuurka baal marsan                                                                                                                                                                                                      TV-ga  xukuumada waxaa dhowaan ka baxay in qaabka loo samaynayo Diiwaan gelinta muwadaniinta,       waxaa gef iyo meel kadhac ku ah bulshada Somaliland in lagu tilmaamo shan boqol oo qof (500,000) waxaa kale oo xarunta TV-ga xukuumadu baahiyey in aan dadka dadoodu ka yartahay 16 sano aanay ahayn muwadaniin oo aan la siindoonin kaadhka muwaadinka ee ay bixinayaan,

Waa maxay Diiwaan gelinta muwadaniintu:

1.     Waa kaadhka aqoonsiga muwaandinka, sidaynu wada ognahay kaadhka aqoonsigu waa tensaro minishiibiya waxaana bixiya dawladaha hoose, maamul xumada xukuumadanu waxay sabab u noqotay isdhex yaac iyo isku qabqabsi wajibaadka qaran ee qeexan, kadhkan waxaa loo diiday inay bixiyaan Golihii degaanka ee dadku soo doortay oo ah kuwa xaqa u leh in ay bixiyaan, masuula ka ah cadaynta muwaadanka

2.     Ujeedada kowaad ee golaha degaanka looga horjogsaday in ay bixiyaan waa dhaqaale, sidaad ogtihiin waxaa madax ka kow shacabka looga rabaa $2  oo u dhiganta 3500,000 x $2 = $ 4000,000 milyan, oo shacabka looga urursado qaab qalinshubato ah mar hadaan sharci loo samayn oo aanu Baarlamanku ansixin lacagtaasu waa xaaraan iyo boob hantida umadeed iyo tuugo casriya

3.     Waxaa xarunta TV-ga Xukuumada laga baahiyey in aan kaadhka muwadinka la midyahay kaadhka diiwaan gelinta codbixiyaha oo aanu xaq ulahayn qafka dadiisu ka yartahay 16 sano, waa dhuumasho dhanbarku muuqdo oo diiwaangelintii codbixiyaha lagu  marin habaabinayo muwadaniintana loogu bedelayo diiwaangelintii lacag la,aanta ahayd diiwaan gelin hantidooda lagu boobayo, su,aasha muhiimka ahi waa yaa ka qaaday xaqii muwaadannimada qofka ka yar 16 sano ee somalilanderka ah marka sibadheedha loo sheegay in aannay xaq u lahayn qadashada kaadhka jinsiyada

4.     Diiwaan gelinta muwaadanka waa waajib Dastuuriya in qof kastaa oo nool marka lagu daro ilmaha dhashay lasiiyo, markaa inloo diidaa waa digtaatooriyad  iyo ku tagrifal awoodeed in warbahinta laga sheego in qayb bulshada ka mida xaqoodii muwaadinimo laga qaaday

5.     Diiwaan gelinta muwaadinka waxaa ka horaysa nabadaynta iyo sugida xuduudaha dalka si shacabka marloo wada diiwaangeliyo oo muwadaniintu u helaan xuquuq siman

6.     Waxaa xarunta guulwadaynta ee TV-ga xukuumada laga sheegay in shan bilood lagu dhamaynayo, waxaan shacabka waydinayaa markaynu ognahay tamar darida xukuumada, dabeecad dhuleedka, goboladda iyo degmooyinka maqan ee aanay xukuumadanu tegi Karin, musuqmaasuqa iyo kala danbayn la,aanta maamulka, dhaqaalaha lagu hawl gelayo oo shacabka larabo in laga xoogo iyo shacabka oo aan awoodi Karin $2  miyaanay  u muqataa In xukuumadu kala iibinayso digo iyo danbas, shacabkana garaadka iyo garashada la caayayo lana dhaxal siindoono in dobonka milyan ee caalamku inoogu  deeqay in aynu ku qabsano diiwaan gelinta codbixiyaha la lumiyo

7.     Qandaraaska diiwaangelinta waxaa la siiyey dhalinyaro shaqaale ah oo u shaqeeya shirka ganacsi waxaana  loo diiday cidii xaqa u lahayd oo ah Golaha degaanka ee degmo kasta hadaba hadii aan xeeladu jirin maxaa Dastuurka dalka iyo shuruucda loogu dhaqmi wayey

DASTUURKA SOMALILAND

WUXUU DHIGAYAA SIDAN:

QODOBKA 4AAD JINSIYADDA

1.   Qof kasta oo u dhashay Somaliland, kana issirran dadkii deggenaa dalka Somaliland 26kii Juun 1960k iyo ka hor, waxa loo aqoonsanayaa muwaadin Somaliland.                                                                                                    2.   Xeer baa caddaynaya sida lagu heli karo ama laga waayi karo jinsiyadda Somaliland.

QODOBKA 8AAD SINNANTA MUWAADINIINTA

1.     Muwaadiniinta Somaliland iyadoon lagu kala saarayn midabka, qabiilka, dhalashada, luqada, lab iyo dhedig, hantida, mudnaanta, afkaarta iwm, waxay sharciga hortiisa ku leeyihiin xuquuq iyo waajibaad siman.

2.  Kala sarraynta iyo takoorka ku salaysan issirka, abtirsiga, dhalashada iyo deegaanku waa reebban yihiin, isla markaa barnaamijyada lagu cidhib tirayo dhaqamada xunxun ee 500 jireenka ah waa waajib Qaran.               3.  Ajaanibka dalka Somaliland sharci ku jooga waxay xeerka hortusa ku leeyihiin xuquuq iyo waajibaad la siman tan muwaadiniinta, oo ay ka reebban tahay xuquuqda siyaasiyiga ah ee muwaadiniinta u gaarka ah.

1.     Waa xaq mashruuciya In muwaadinkastaa qaadan karo kaadhka muwaadinimadda

2.     Waa xaq dastuuriya in golaha wakiiladu ansixo oo la xalaleeyo dhaqaalaha shacabka laga qaadayo xeer lagu maamulana la ansixiyo

3.     Waa masuuliyadda xukuumada in gobol kasta iyo degmo kasta laga bixiyo kaadhka muwaadinka dalkoo dhan

4.     Waa masuuliyada golaha degaanka sugida muwadannimada qofka iyo bixinta kaadhka aqoonsiga muwaadanka

Xisbigu wuxuu ka digayaa in qaabkan qaloocan ee loo maamulayo Diiwaan gelinta muwaadanka marmarsiinyo u noqoto doorashada mudaysan ee june 2015 iyo geedi socodka dimuqraatiyadda Somaliland

Eng.Abdirashid mohamood Ali

Xoghaya Qorshaynta

Xisbiga WADDANI

– See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Xisbiga-WADDANI-Oo-Xukuumada-Ugu-Baaqay-In-Diiwaan-Galinta-Madaniga-Ah-Loo-Marro-Sharuucda-Dalka.html#sthash.s7gLd03V.dpuf