Xisbiga Waddani Waa Xisbi Mucaaradda Maxamed Nuur -na Wuxuu Umarkhaati Furay C/laahi Abokor

MAQAAL

Mudo kahor Ayay ahayd markii uu oodda ka qaaday sir yaab badan
Wasiir Kuxigeenkii Hore ee Amniga Mudane C/laahi Abokor  Cismaan
Isaga oo sheegay in ay xukumada ku jiraan masuuliyiin Xagjiri
Hadaba iyada oo xukumadu arintaa kaga jawaabatay jawaab Cadaawaddi Ka Muuqato oo goor habeenimo ah ay weer culus ku Qaaday Gurigii uu 
Degenaa Wasiir C/lahi Isla Markaana Xabsiga Loogu Taxaabay halkaas isaga iyo
Qaar kamida Ilaaladiisii isagoo Ilaa Hada Ku Jira Xabsiga Madheera
Ayaa Waxa Hadana Iska Soo Daba Baxaaya Weedho Taageeraaya Weedhihii 
Wasiirka oo Ay Xukumaduna sida fiinta Uga Qaylisay Hadaba Habeen Hore Ayay Ahayd Markii La Waraystay Taliyihii hore ee sirdoonka Soimaliland Maxamed Nuur Xirsi 
Imikana Katirsan Xisbiga Mucaaradka Ah ee Waddani Hadaba Xukumada  Wxaan Leeyahay Intaa Meelahaas ku soo Qoraysaan Xisbiga Waddani Talow Mayska Barixi Wuxuu Maxamed Nuur Xirsi Sheegay Idinku Xukumad Ahaan Mayska Baraxaysaan Waxan Ay Masuuliyintii Idinla Shaqaynaysay Sheegtay
Mida Labaad Mxamed Nuur Waa Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Farna Lama Taabsiin Karro
by Sacad Cali Kaahin Raamalay [Sacad plucky]
Qalin Ku Difaac Group