Baafin Codsi Ku Socda Bulsha Waynta Afka Soomaliga Ku hadasha Cabdi-Fataax Cabdi Cabdillaahi Oo Lawaayay mudo

 

Baafin Codsi Ku Socda Bulsha Waynta Afka Soomaliga Ku hadasha Cabdi-Fataax Cabdi Cabdillaahi Oo Lawaayay mudo

Fadlan Cabdi-fataax Cabndi Cabdillaah Waxa 25 jira waxa uu daganaa magalada Oslo ee casimada Dalka NORWAY Waxa Uu Dhaqaajiyay Habeen Meel Alaala Meelu Jaan Iyo Cidhib Dhigay Lama Hayo waxaana Loo Badinaya Inuu Iska Dhiibay Wadamadan YURUBTA kale fadlan waxaanu Idinka Codsanaynaa sawirkiisu Waakane Inuu Nagala Soo Xidhiidho Taleefanada Shaashada Ka Muuqda Iyo Emailkan
waa hooyadii iyo adeerkii iyo  saxafada 
0047 966 53031 adeerkii Naasir Maxamed
0047 9688 2688 Hooyadii Sahara Cabdi
Gaashaan_1986@hotmail.comn